Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Ninkii Toogtay Axmed nor Tooxow oo Ka yimid Aaska...

War Deg Deg ah:Ninkii Toogtay Axmed nor Tooxow oo Ka yimid Aaska Abtigiis oo Lasoo Qabtay

0

Howl-gal Ay Saacadihii lasoo dhaafey sameeyeen Ciidanka Qeybta Guud ee Boliiska Gobalka Banaadir Gaar ahaan Saldhigga Dayniile ayaa Lagu Soo Qabtey Eedeysane ku eedaysan inuu Dil toos ah u geystey Muwaadin Soomaaliyeed

Tr.29.04.2024 Abaaro. 5:14pm. Ayaa waxaa Dil ka dhacay Degmada Deyniile Gaar ahaan Daarusalaam Xaafada Reer Godleey.
Waxaan Dilkaas Lagu Eedeeyey Inuu sitoos ah u geystey MAHAD CALI MAXAMUUD INA FAADUMO CALI CABDULLE

waxaana Dilka loogeystey Marxuum AXMAD NUUR TOOXOW INA UBAX XASAN MAXMED

Eedeysanaha Dilka geystey Iyo Agabkiisaba waxaa Si toos ah loogu Wareejiyey Hoggaanka Baarista Dembiyada C I D Halkaas oo Lagu baaridoono Si loo Horgeeyo Maxkamada Ku Shaqada leh

Previous articleAxmed Nuur Tooxoow oo kasoo laabtay Aaska Abtigiis oo Shalay Qarax lagu Dilay oo Asna Muqdisho La toogtay
Next articleMaraykanka Oo Xamaas Ugu Baaqay Inay Aqbalaan Hindisaha Cusub Ee Israa’iil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here