Home Wararka Somaliya Galmudug Alshabaab oo Xeelad Layaab leh lasoo Baxay(Sawiro)

Alshabaab oo Xeelad Layaab leh lasoo Baxay(Sawiro)

0

Shabaab oo soo bandhigay odayaal ka soo jeeda beelaha dega galbeedka Dhuusamareeb.

Waxay sheegeen in ay odoyaashu diyaar u yihiin in taageero u fidiyaan Shabaab oo waayihii danbe sii liicayay iyo in ay Dawladda iyo dadka deegaanka iska difaacayaan.

Waxaa sawirada qaar ka muuqanayay ilaalo Shabaabka ah oo waardiye ka sii haya odoyaasha la soo bandhigay.

Previous articleJawaari oo Dalka Dibadiisa loola cararay
Next articleMadaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan jiida hore ee dagaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here