Ciyaar aad u kulul ayaa waxa ay maanta dhex martay kooxaha Real Madrid iyo Barcelona , waxaana kooxda Barcelona u suuro gashay in ay ku tumato Real oo ay kaga badisay 3-0 iyadoona goolashan ay u kala dhaliyeen laacibiinta kala ah Luis Suárez, Lionel Messi iyo Aleix Vidal.

Real Madrid ayaa lagu garaacay gyrigeeda, waxaana laacibka Lionel Messi uu ciyaartan ku jabiyay rikoord uu 38 sano ka hor uu dhigay ciyaaryahanka reer Jarmal Gerd Müllers kaas oo 525 gool u dhaliyay koox kaliya Bayern München laga soo bilaabo sannadihii 1965 ilaa 1979-kii.

Messi ayaa isna kooxda Barcelona u dhaliyay 526-goon intii uu u ciyaarayay.

Real Madriid oo niyadjab uu ka muuqday ayaa sheegtay in ay waligoodba xarbin jireen hadana ay xarbin doonaan.

One Comment

  1. beelo beelo

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*