Senator Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland C/weli Cali Gaas dagaalka Puntland looga qabsaday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, wuxuuna sheegay in mudadii uu xukunka haayay ee uu joogay uusan waxba qaban islamarkaana aysan jirin wax uu hadda loollan kale oo doorasho ku gali karo, isagoo ka digay in shacabka mudada dheer ku noolaa nabada uu galiyo fidno iyo colaad.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*