SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray tiyaatarka qaranka

Madaxweynaha federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xarigga ka jaray tiyaatarka qaranka oo dib u dayactir buuxa lagu sameeyay.

Tiyaatarka ayaa waxaa uu ka mid yahay xarummo dhowr ah oo lagu dayactiray barnaamijkii uu hormuudka ka ahaa madaxweynaha ee “Isxilqaan”.

Munaasabadda maanta xarigga looga jaray tiyaatarka ayaa waxaa madaxweynaha kala qeyb galay wasiirro iyo masuuliyiin kale.

Akhriso sidoo kale...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *