Ra`iisal wasaaraha dalka Swaziland Ambrose Mandvulo Dlamini (52-jir) ayaa u geeriyooday cudurka COVID-19 oo dhawaan asiibay.

Dalka Swaziland ayaa ah dal ku dhex yaal gudaha dalka Koonfur Afrika, waxaana laba isbuuc ka hor loo qaaday ra`iisal wasaaraha dalka Koonfir Afrika halkaas oo uu ku geeriyooday.

Swaziland ayaa sannadkii 2018 waxa au badalatay nagaca, waxaana aloo bixiyay “Eswatini”,

Waxaa ku nool dalkaasi dad ku dhow 1,2 milyan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*