Maxkamad ku taal magaalada Peshawar ee dalkaasi Pakistaan ayaa waxaa lagu dhex toogtay nin lagu eedeeyay inuu sheegtay nabinnimo xilli uu ku gudo-jiray dhageysiga dacwaddiisa.