Darawal Shiineys ah ayaa caqli isticmaalay kadib markii gaarigiisa uu dab ka kacay islamarkaana uu geeyay xarun dab-damis oo u dhaweyd.