Dibedda

Trump oo sheegay in dhaxal-sugaha Sacuudiga uu ka bad-baadiyay kiiskii wariyaha la dilay ee Jamal Khashoggi

Trump oo sheegay in dhaxal-sugaha Sacuudiga uu ka bad-baadiyay kiiskii wariyaha la dilay ee Jamal Khashoggi

September 11, 2020

0 comments

Dibedda:

Buug cusub oo uu qoray wariyaha caanka ah ee lagu magacaabo Bob Woodwards  isalamrkaana dhawaan soo bixi doona ayaa lagu… Read More ›

LUBNAAN: Dekedda magaalada Bayruut oo uu dab xooggan ka kacay bil kadib qaraxyadii bur-buriyay

LUBNAAN: Dekedda magaalada Bayruut oo uu dab xooggan ka kacay bil kadib qaraxyadii bur-buriyay

September 10, 2020

0 comments

Dibedda:

Waxaa maanta duhurkii mar qura uu ka kacay dab xooggan dekedda magaalada Bayruut bil kadib markii uu halkaasi ka dhacay… Read More ›

Mareykanka oo ciidamo kumannaan gaaraya kala baxaya dalka Ciraaq

Mareykanka oo ciidamo kumannaan gaaraya kala baxaya dalka Ciraaq

September 10, 2020

0 comments

Dibedda:

Mareykanka ayaa in kabadan seddex meeloodoow meel ciidamadiisa kagala bixi doona Ciraaq todobaadyo gudahood, sida uu sheegay taliyahooda ugu sareeya… Read More ›

Doorasho ay diidan tahay dowladda dhexe ee Itoobiya oo gobolka Tigray ka bilaabatay

Doorasho ay diidan tahay dowladda dhexe ee Itoobiya oo gobolka Tigray ka bilaabatay

September 9, 2020

0 comments

Dibedda:

Dadweynaha gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa maanta u dareeray goobaha cod bixinta, iyagoo ka qayb qaadanaya doorasho ay isku… Read More ›

Mareykanka oo duqeyn diyaaradeed ku dilay sarkaal Shabaab muhiim u ahaa

Mareykanka oo duqeyn diyaaradeed ku dilay sarkaal Shabaab muhiim u ahaa

September 9, 2020

0 comments

Dibedda:

Dowladda Maraykanka ayaa xaqiijisay in duqayntii dhacday 25-kii Ogosto lagu dilay Cabdulqaadir Kumaandoos oo ka tirsanaa saraakiisha sarsare ee ururka… Read More ›

Sports News

SWEDEN: Orodyahan Itoobiyaan ah oo matag ka wareegay xilli uu soo gaaray xarigga goosha

SWEDEN: Orodyahan Itoobiyaan ah oo matag ka wareegay xilli uu soo gaaray xarigga goosha

October 9, 2021 0 comments

Fikadu Teferi oo ah orodyahan kasoo jeeda dalka Itoobiya islamarkaana ka qeyb-qaadanayay orodka “Stockholm Marathon” oo lagu qabtay caasimadda dalkaasi… Read More ›

Sacuudiga oo iibsaday kooxda kubbadda cagta Newcastle United ee ka dhisan Ingriiska

Sacuudiga oo iibsaday kooxda kubbadda cagta Newcastle United ee ka dhisan Ingriiska

October 8, 2021 0 comments

Dallad shirkado ah oo uu hoggaamiyo dalka Sacuudi Carabiya ayaa iibsaday kooxda ka tirsan horyaalkaa Premier League ee Newcastle United… Read More ›




SAWIRRO: Dab la qabadsiiyay kaamkii qoxootiga ugu weynaa Griiga iyo kumannaan qoxooti ah oo baxsaday

SAWIRRO: Dab la qabadsiiyay kaamkii qoxootiga ugu weynaa Griiga iyo kumannaan qoxooti ah oo baxsaday

September 9, 2020

0 comments

Dibedda:

Xalay waxaa dab la qabadsiiyay oo bur-buriyay guud ahaan kaamka qoxootiga Moria, jasiiradda Lesvos ee dalkaasi Griigga, waxaana baxsaday kumannaan… Read More ›

SACUUDIGA: Xubno dil ugu xukunnaa dilkii wariye Khashogji oo la cafiyay

SACUUDIGA: Xubno dil ugu xukunnaa dilkii wariye Khashogji oo la cafiyay

September 8, 2020

0 comments

Dibedda:

Dowladda Sacuudiga ayaa ka cafisay xukun dil ah shan xubnood oo lala xiriirinayo dilkii wariyihii reer Sacuudi Jamal Khashoggi loogu… Read More ›

Mareykanka oo sheegay in askari uga dhaawacmay weerar al-Shabaab oo ka dhacay Jubada hoose

Mareykanka oo sheegay in askari uga dhaawacmay weerar al-Shabaab oo ka dhacay Jubada hoose

September 8, 2020

0 comments

Dibedda:

Mas’uuliyinta Soomaalida ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa VOA u sheegay in ilaa afar askari oo Soomaali ah ay ku dhinteen… Read More ›

UK: Booliska Birmingham oo nin madow ah u baafinaya dhacdadii mindiyeynta ee magaaladaasi

UK: Booliska Birmingham oo nin madow ah u baafinaya dhacdadii mindiyeynta ee magaaladaasi

September 7, 2020

0 comments

Dibedda:

Booliska magaalada Birmingham ee dalkaasi Ingriiska ayaa soo bandhigay muuqaalka nin madow ah kaas oo ay u baafinayaan dhacdadii habeen… Read More ›

Facebook oo xayiraad saareysa nin sheegay in uu toos u tabin doono dhimashadiisa

Facebook oo xayiraad saareysa nin sheegay in uu toos u tabin doono dhimashadiisa

September 6, 2020

0 comments

Dibedda:

Shabakadda Facebook ayaa sheegtay in ay nin Faransiis ah oo uu hayo cudur aan dawo lahayni ka xannibi doonto in… Read More ›

UK: Dad dhowr ah oo lagu mindiyeeyay magaalada Birmingham iyo booliska oo howlgal wada

UK: Dad dhowr ah oo lagu mindiyeeyay magaalada Birmingham iyo booliska oo howlgal wada

September 6, 2020

0 comments

Dibedda:

Booliska magaalada Birmingham ayaa saakay oo Axad ah ka wada magaaladasaaso howlgal kadib markii senterka magaaladaasi xalay ilaa saakay aroor… Read More ›

Madaxweynihii xilka laga tuuray ee dalka Mali oo waddanka isaga baxay

Madaxweynihii xilka laga tuuray ee dalka Mali oo waddanka isaga baxay

September 6, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxweynhii hore ee Mali Ibrahim Boubacar Keita, kaasi la afgambiyay bishii August ayaa waddanka ka tagay. Saraakiisha milatariga ayaa sheegay… Read More ›

ITOOBIYA: ” – Doorasho ka dhacdo deegaanka Tigreega waa sharci darro, lamana aqbali doono”

ITOOBIYA: ” – Doorasho ka dhacdo deegaanka Tigreega waa sharci darro, lamana aqbali doono”

September 6, 2020

0 comments

Dibedda:

Aqalka sare ee dalkaasi Itoobiya ayaa cod buuxa uga soo horjeestay doorashada la filayo deegaanka Tigreega iney arbacada horteenna ah… Read More ›

Donald Trump oo diiday in uu Ruushka ku eedeeyo sumeyntii Alexei Navalny

Donald Trump oo diiday in uu Ruushka ku eedeeyo sumeyntii Alexei Navalny

September 6, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa diiday in uu cambaareeyo dalka Ruushka ka dib markii lagu eedeeyay sumeyntii hogaamiyihii mucaaradka… Read More ›

COVID-19: Dalka Talyaaniga oo qaati laga taagan yahay xirashada maaskada iyo dibedbaxyo looga soo horjeedo oo la dhigay

COVID-19: Dalka Talyaaniga oo qaati laga taagan yahay xirashada maaskada iyo dibedbaxyo looga soo horjeedo oo la dhigay

September 6, 2020

0 comments

Dibedda:

Shacabka dalka talyaaniga ayaa bilaabay in ay muujiyaan shucuurtooda ku aadan in ay qaati ka taagan yihiin xirashada maaskada wajiga… Read More ›

BIDEN: ” – Donald Trump uma qalmo madaxweyne, haddii uu waxaas ku hadlay”

BIDEN: ” – Donald Trump uma qalmo madaxweyne, haddii uu waxaas ku hadlay”

September 5, 2020

0 comments

Dibedda:

Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Dimuquraadiga  Joe Biden ayaa ka hadlay “fadeexad” dhawaan soo shaac baxday taas oo ku kacay madaxweynaha… Read More ›

ITOOBIYA: Dowlad-deegaanka Tigreega iyo dowladda dhexe oo isu gooddiyay

ITOOBIYA: Dowlad-deegaanka Tigreega iyo dowladda dhexe oo isu gooddiyay

September 5, 2020

1 comment

Dibedda:

Guddiga fulinta deegaanka ismaamulka Tigreega ee dalka Itoobiya ayaa sheegay go’aan kasta oo golaha Federeeshiinka ka soo baxa oo lagu… Read More ›

Iran oo lagu eedeeyay in ay dhaafisay Yuraaniyamkeeda in ka badan ‘toban jeer’ intii loo ogolaa

Iran oo lagu eedeeyay in ay dhaafisay Yuraaniyamkeeda in ka badan ‘toban jeer’ intii loo ogolaa

September 5, 2020

0 comments

Dibedda:

Iiraan ayaa hadda haysata in ka badan toban jeer xaddiga macdanta uranium-ka, ee loogu oggolaa heshiiskii caalamiga ahaa, sida ay… Read More ›

Madaxweyne Trump oo waddan labaad oo muslim ah ku “khasbay” in uu xiriir la sameeyo Israel

Madaxweyne Trump oo waddan labaad oo muslim ah ku “khasbay” in uu xiriir la sameeyo Israel

September 5, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxweyne Donald Trump ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in Serbia iyo Kosovo ay caadiyeeyeen xiriirkooda dhaqaale, taasi oo qeyb ka ah… Read More ›

ARCHIV - 30.08.2019, Italien, Rom: Silvio Berlusconi, ehemaliger Premierminister von Italien. (zu dpa "Italiens Ex-Regierungschef Berlusconi wegen Corona im Krankenhaus") Foto: Roberto Monaldo/LaPresse via ZUMA Press/dpa +++ dpa-Bildfunk +++

Ra`iisul wasaarihii hore ee dalka Talyaaniga Silvio Berlusconi oo isbitaal la dhigay

September 4, 2020

0 comments

Dibedda:

Ra`iisul Wasaarihii hore ee Talyaaniga Silvio Berlusconi, oo 83 jir ah, ayaa xalay ku baryay isbitaal ku yaalla Milan si… Read More ›

NATO: Ruushku ha caddeeyo barnaamijkiisa ku aadan sunta Novichok

NATO: Ruushku ha caddeeyo barnaamijkiisa ku aadan sunta Novichok

September 4, 2020

1 comment

Dibedda:

Gaashaanbuurta Nato ayaa waxay ugu baaqeen Ruushka in uu shaaca ka qaado oo uu baarayaal caalamka tuso barnaamijka suntan loo… Read More ›

US: Booliskii ku lugta lahaa dhimashada ninkii qaawanaa ee madowga ahaa oo shaqada laga eryay

US: Booliskii ku lugta lahaa dhimashada ninkii qaawanaa ee madowga ahaa oo shaqada laga eryay

September 4, 2020

0 comments

Dibedda:

Duqa magaalada Rochester Lovely Warren ayaa shaaca ka qaaday in ay shaqada ka eriday dhammaan booliskii ku lugta lahaa falka… Read More ›