Dibedda

Mareykanka iyo Shiinaha oo maanta kala saxiixanaya heshiis ganacsi

Labada waddan ee ugu dhaqaalaha badan caalamka ee kala ah Mareykanka iyo Shiinaha, ayaa lagu wadaa in ay maanta oo Arbaca ah kala saxiixdaan heshiis ganacsi. Inkasta oo ay jirto boqollaal bilyan oo dollar oo canshuur kordhin ah oo labada…