Friday, May 17, 2024
Ad

Howlgalkii Alshabaab looga Saari lahaa Galgaduud oo Maantay Dib Ubilowday

0
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgal xoogan ka wada Galgaduud iyo Sh/dhaxe, waxaana ciidamadu ay isku fidiyeen Aaga Ceelbacad iyo Ruunirgood oo sh/dhaxe...

NISA oo weerar Ku Qaaday Oday Dhaqameed Ka Tirsanaa Beelaha Mudulood

0
Ciidamo la sheegay iney ka tirsan yihiin kuwa NISA ayaa caawa maqribkii gudaha u galay guriga Wabar Socdaal oo ka mid duubabka Dhaqanka beesha...

Dowlada Masar oo qaadatay go’aan culus oo lama filaan iyo dharbaaxo ku noqday Israel

0
Masar ayaa si lama filaan ah u sheegtay inay si rasmi ah ugu biiri doonto dacwadda ka dhanka ah Israa’iil ee Koonfur Afrika ay...

Xijaar oo loo Magacaabay wasiir Ka Tirsan SSC Khaatumo

0
Hoggaamiyaha KMG ah ee maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw- Cali Firdhiye ayaa xalay qaaday tallaabo culus wuxuuna isku shaandheyn iyo magacaabis ku sameeyay...

Waa kuma ninka Putin u ahaa saaxiibka ugu dhow ee haatan xil-kaqaadista lagu sameeyay?

0
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa beddelay wasiirkii gaashaandhigga Sergei Shoigu oo ay muddo dheer saaxiib ahaayeen, sida ay Kremlin ku dhawaaqday. 68-jirkan ayaa xilkan hayay...

Alshabaab oo Weerar Qaraxyo ah Ku Qaaday Magaalada Baydhabo

0
aah-faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxyo xalay ka dhacay gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, kuwaas oo ay...

Wararkii ugu Danbeeyey Xaaladda Gaza oo kasii dartay

0
Israa’iil ayaa taangiyo u dirtay bariga deegaanka Jabaaliya ee waqooyiga Marinka Gaza subaxnimadii hore ee Axaddii shalay , ka dib markii habeenkii oo dhan...

Ninkii ugu horeeyay ee loo geliyay kelli doofaar oo dhintay kadib…..

0
Isbitaalkii sameeyay qaliinka ayaa sheegay in ninkii ugu horreeyay ee loo geliyay kellida doofaarka uu dhintay laba bilood ka dib markii qaliinka lagu sameeyay. Richard...

Ilhaan Cumar oo Markale Guul Cajiib ah ka gaartay doorashada xisbiga dimuquraadiga ah

0
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota ayaa ku guulaysatay taageerada iyo doorashada xisbiga dimoqoraadiga ah ee DFL ee gobolka Minnesota kaas...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo soo saartay baafin ay ku wargelinayso shirkad ajnabi ah

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa soo saartay baafin ay ku wargelinayso shirkad ajnabi ah, oo ay soo eedeeysay xeer ilaalinta qaranka. Shirkadan oo lagu magacaabo Automative...