Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Oo Ku Amaanay Midowga Yurub Taageerada Ay U Muujiyeen Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Oo Ku Amaanay Midowga Yurub Taageerada Ay U Muujiyeen Soomaaliya

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Munaasabadda Maalinta Midowga Yurub ayaa kaga mahad celiyay taageeradooda joogtada ah ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha, horumarinta iyo mowqifka cad ee ay ka qaateen ilaalinta midnimada dhuleed iyo madax-bannaanida Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa la wadaagay Danjireyaasha iyo mas’uuliyiinta kale ee Munaasabadda ka qayb galay qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee xaqiijinta Soomaaliya ammaan ah, xor ka ah Argagixisada, isku filan isla markaana ay ka qabsoomaan doorashooyin Dimuquraaddi ah.

Previous articleDowlada Soomaaliya oo Si cajiib ah uga jawaabtay eedii ahyd inay duqayn ku laayeen Dad Shacab ah
Next articleMareykanka Oo Joojiyay Shixnado Bambaanooyin Ah Uu U Diri Rabay Israel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here