Home Wararka Maanta Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray Ardaaga Casriyeynta Dowladimada Soomaaliya

Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray Ardaaga Casriyeynta Dowladimada Soomaaliya

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray Ardaaga Casriyeynta Dowladimada Soomaaliya, ayaa sheegay si loo xaqiijiyo dowladnimo casri ah oo ka taabagasha dalkeenna in loo baahan yahay jid ka duwan kii hore in aan qaadno.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xarriiqay in hannaanka casriyeynta dowladnimada Soomaaliya uu yahay mid wax weyn ku soo kordhinaya hannaanka shaqo iyo maamul ee dalka, isaga oo tilmaamay si hadafkaas looga miro-dhaliyo loo baahan yahay in shaqooyinka iyo heerarka kala duwan ee dowladda lagu saleeyo aqoon, karti iyo tartan daah-furan.

 

Previous articleQaramada Midoobay oo si toos ah usoo faro-gelisay doodda xoogan ee haatan ka taagan wax ka bedddelka dastuurka
Next articleMidkamid ah Mushirixiintii Ugu Saamaynta Badnaa Puntland ee Marar badan Caayya Deni oo Wasiir loo Magacaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here