Home Wararka Maanta Xasab shiikh oo Gaaray Turkiga Iyo Sababta oo la Ogaaday

Xasab shiikh oo Gaaray Turkiga Iyo Sababta oo la Ogaaday

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga. Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Madasha Diblomaasiyadda Antalya ayaa sidoo kale, wuxuu uu kulamo muhiim la yeelan doonaa hoggaanka dalka Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh ayaa Gaaray Turkiga saacado ka dib, isagoo ujeedka Safarkan uu Yahay  dhameystirka heshiiska Turkiga & Soomaaliya iyo ka qeyb noqoshada Munaasabad ay dawladda Turkiga u qaban doonto Heshiiskan.

Sidaas oo kale shirkadaha ganacsi ee lasiiyey qandaraasyada Kalluunka ayaa bixin doonta dhaqaale fududeynta shaqooyinka la qabtay ah “Signing Bonus”, taas oo aan cadeyn ilaa hadda cida lasiinayo iyo cadadkeeda.

Previous articleMidkamid ah Mushirixiintii Ugu Saamaynta Badnaa Puntland ee Marar badan Caayya Deni oo Wasiir loo Magacaabay
Next articleFarmaajo oo Mudo Dheer kadib ka Dagay Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here