Home Wararka Maanta Yurub: Tirada Dadka Maganelyo-doonka Yurub oo Sare u kacday

Yurub: Tirada Dadka Maganelyo-doonka Yurub oo Sare u kacday

0
Foto: Jean-François Badias / AP / NTB Foto: NTB

Tirada Magan-galyo doonka Yurub ee Sanadkii 2023 ayaa gaartay halkii ugu sareesay sida lagu cadeeyay warbixin dhawaan lasoo saartay.

Warbixinta ay soo saartay Hay’ada u qaabilsan dhanka Magangelyo-doonka Yurub ee AUAA ayay ku sheegtay in Tirada Qaxootiga ee Sanadkii 2023 ay kor u dhaaftay 1 Milayan Tirada yurub iska dhiibtay Sanadkii 2022.

Dalka Sweden Tirada Qaxootiga ayaa hoos u dhacday marka loo eego warbixinta ay soo saartay hay’adan.

Qaxootiga ka yimid Dalka Suuriya ayaa noqday dalka ugu badan ee Magan-galyodoonka ka yimaadeen halka Afganistan iyo Turki ay ku jiraan kaalmaha xiga.

Dalka Somaliya ayaa kaalmaha hoose kasoo galay tirada Qaxootiga ee iska dhiibay yurub iyadoo sababta ugu weyntahay Xaalada Yurub ee Qaxootiga oo sii adkaaneysa.

Previous articleDowlada Qatar oo Ka Hadashay Qalqalkii ay kala Kulmeen Hawada Soomaaliland
Next articleSweden: Xisbiyada Dowlada oo ka Shacbiyad batay Mucaaradka Wadankaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here