Ukrainian President Petro Poroshenko (R) speaks with recently exchanged prisoners of war (POWs) from the Ukrainian armed forces during a meeting inside a helicopter in Donetsk region, Ukraine December 27, 2017. Mikhail Palinchak/Ukrainian Presidential Press Service/Handout via REUTERS

Waxaa deegaanka Donetsk ee dalka Ukrain shalay maxaabiis isku dhaafsaday dowladda Ukrain iyo fallaagada Ruushku taageero ee haysata qeybo ka mid ah dalkaasi Ukrain. Madaxweynaha Ukrain Petro Poroshenko ayaa garoonka diyaaradaha Kharkiv ku soo dhoweeyay ciidamada xorriyaddooda dib u helay.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRADA

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*