Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ah Boqorkab beelaha Daarood hab maamuus sare u sameeyay madaxweyne Farmaajo, isagoona kusoo dhoweeyay nidaamka hidaha iyo dhaqanka, wuxuuna u gacan geliyay madaxweynaha faras lagu soo dhoweeyay oo hadiyad ahaan loo siiyay, deegaanada Puntland-na uu u joogi doono iyo alaabaha kale ee dhaqanka.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO IYO SAWIRRO

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*