Dowladda dalka Shiinaha ayaa bur-burisay kaniisad weyn oo ku taal gobolka Shanxi, gaar ahaan magaalada Linfen. Kaniisadda ayaa la sheegay in dhowr jeer oo hore la jeediyay hadallo lidi ku ah xukuumadda oo u muuqday kuwo mucaaradeed.

KA DAAWO CALANKA TV

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*