Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabangabeeyay maalinimadii shalay shir looga hadlayay arrimaha amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda kaas oo socday mudo 2 maalmood ah.

KA DAAWO CALANKA TV

2 Comments

  1. asc aniga ah abduqadir carabeeri waxan fikirkeyga hadan ka hadlo eyy madaxweyne u yihin tugadan sbbto ah maxa kenay iney ku qudbeyan af kale an somali ahen wa ajanid ayaga o dhan inta an ka hehen axmad madowe iyo xaf iyo sharif sakin somali nabad kama dhaceyso inta madax laga dhigayo dad hesto basaboro kala

  2. ayaga aya ku kalifay dhalinta tanribeyso sabbto ah kuwi shalay tahribay aya banta madax ah qiimo ma lahan dhalinyarada wax ku baratay dalka anan ka bixin dadkoda mid an waxbo aqon o basabor ajanid heesto aya madax laga dhigayo xaq ma ahan tas

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*