Feeryahankii hore ee caanka ahaa Mike Tyson ayaa soo laba-kacleeyay, waxaana u ballansan sida ay wararku sheegayaan nin uu dhagta horay uga goostay oo lagu magacaabo Evander Holyfield.