Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Madaxweyne Xasan Shiikh oo isugu yeeray Madaxda Maamul...

War Deg Deg ah: Madaxweyne Xasan Shiikh oo isugu yeeray Madaxda Maamul Gobeeleedyada

0

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa martiqaad u diray Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, si ay uga soo qeyb galaan shirka Madasha Wadatasha Qaran NCC oo la qorsheynayo in la qabto 20-21 April.

Shirkan ayaa Madaxda lagu casuumay waxaa ka mid ah Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni, iyadoo dhowaan bayaan ka soo baxay Puntland kala laabatay dowladda Federaalka aqoonsiga, kuna dhawaaqday in Maamul ka madax bannaan dowladda Federaalka.

Lama oga Sida ay u Aqbali Doonaan Madaxda Maamul Goboleedyadu u Aqbali Doonaan Xili Uu Puntland iyo Madax kale Ka Xumaadeen Isbadalki lagu samayey Dastuurka Kaas oo Maamul Goboleedyada Madaxdooda Hada Kadib loogu Wici Doono Hogaamiyayaal.

Previous articleDowlada Israil oo ku kala Tagtay Jawaabta Laga Bixinaayo Weerarkii Iiraan uga Yimid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here