Monday, May 20, 2024
Ad

Maxaa Kasoo Kordhay Wadahadaladii Deni iyo Axmed Karaash(Xog)

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan gaar oo u dhexeeyey Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni & ku xigeenkiisa Axmed...

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maantay Shir Yeelanaaya(akhriso agendaha)

0
Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankii ugu horeeyay ay isugu yimaadaan tan iyo markii 15-kii bishii May ay doorteen...

Maraykanka oo Sheegay in Gacanta Lagu dhigay Badru Cabdulcasiis Saalax oo Halmalyan oo Dolar...

0
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay abaal-marin lacageed oo gaareysa hal milyan oo dollar ay siineyso ciddii keenta xog horseedi karta xarigga mid...

Xubno ka Tirsan Ciidamada NISA oo Daacad aha Farmaajo oo Xabsiga Lagu Guray(Xog)

0
Tan iyo markii uu xilka la wareegay taliyaha cusub ee NISA Mahad Maxamed Salaad, waxaa taliska nabad sugida ka billowday isbadalo lagu sameynaayo shaqaalaha...

Sarkaal Sare oo Ka tirsana Alshabaab oo Howlgal Lagu Soo Qabtay(Sawiro)

0
Ciidanka Kumaandoska DANAB gàar ahaan Ururka 5aad Guutada 16aad ee Ciidanka XDS iyo Kuwa Nabad sugida Maamulka Jubbaland ayaa howlgalo ka dhan ah Al-shabaab...

Ciidamada Galmudug ee Dhawaan ahlusuna Ka adkaaday oo Maantay Bohol gaaray(Sawiro)

0
Kormeerkan oo la xiriiray la socoshada xaaladaha amni iyo hubinta nabadgalyada guud ee deegaanada hoostaga Dhuusamareeb, ayay maanta ku gaareen deegaanka bohol Mas'uuliyiin katirsan...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xariga Ka Jaray Madaxtooyada koonfurgalbeed oo si cajiib ah loo...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Raysulwasaare Rooble oo xariga ka jaray Dugsiga agoonta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed (Sawirro)

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka...

Axmed Karaash oo Deni soo Dhawayn lama Filayn u asameeyey(Sawirro)

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay maanta magaalada Garoowe, isagoo kasoo laabtay safar...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si aan Caadi ahayn loogu soo dhaweeyay Baydhabo (Sawirado)

0
Madaxweynaha cusub ee dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur...