Monday, May 20, 2024
Ad

Wasiir ku Xigeenka arimaha Dibada oo ka Horyimid Go,aan ka soo P.M Rooble

0
Ra’isul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhawwaan qoraal uu soo saaray ku amray in la laalo shaqaalo cusub uu qoray Wasiirka arrimaha...

Dowlada Imaaraadka Carabta oo ballanqaad Culus u sameeyay Ergay Abaaraha Dowlada Soomaaliya(Sawirro)

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee...

Madaxweyne Biden oo Booqday schoolkii Dhawaan Lagu Dilay araday Farabadan(Sawiro)

0
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden iyo xaaskiisa Jill ayaa booqasho ku tagay iskuulka Robb ee kuyaalla magaalada Uvalde ee gobolka Texas, halkaas oo maalmo...

Alshabaab oo Weerar Culus Ku Qaaday Degmada Afgooye

0
Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay xilli dambe weerar culus waxa ay ku qaadeen saldhig ciidanka dowladda Soomaaliya kaga sugnaayeen degmada Afgooye ee gobolka...

Vladimir Putin: Ruushka oo war kasoo saaray hadal-haynta ku saabsan xanuunka madaxweynaha

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ruushka ayaa markii ugu horraysay ka hadashay wararka in muddo ah la isla dhex marayay ee la xiriira xaaladda caafimaad...

Xildhibaanadii lacagta Qaatay Oo Qaarkood lagu Dhaganyahay(Xog)

0
Xildhibaanada baarlamanka Soomalaiya ee deegaan doorashadoodu tahay gobolada Waqooyi ayaa lagu eedeeyay inay dhowr murashax ay lacago laaluush ah uga qaateen inay u codeynayaan...

Guddiga Doorashooyinka oo War kasoo Saaray Kala Diridii uu P.M Rooble kala Diray

0
Guddigu wuxuu ugu danbeyn u mahadcelinayaa dhammaan guddiyada doorashada Heerarkooda kala-geddisan sidii kartida lahayd ee ay ugu hagar baxeen shaqadii loo igmaday ee caqabadaha...

Deg Deg: P.M Rooble oo Cawa Kala Diray Guddigi Doorashooyinka iyo Fahad oo Dharbaaxo...

0
Ra’iisul Wasaaraha  Xukumadda federaalka Soomaaliya  mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala diray Guddiyaddii doorashada  dadban , isagoo uga mahadcelyay  sidii wanaagsanayd ee ay u...

Taliyaha cusub ee NISA oo Xilka La Wareegay

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka...

Maxaa ka jira In Kursiga HOP86 ee Fahad yasiin ku Gulaystay La Fasaxaayo(Xog)

0
Ilo ku dhow dhow Guddiga FEIT ayaa sheegaya in Guddiga qorsheynayo inuu saacadaha soo socdo uu fasaxo Kursoga #HOP086 oo horay doorashadiisa u hakiyay,...