Friday, May 17, 2024
Ad

Xaaska Madaxweynaha Ukraine ayaa Shaacisay wixii ninkeeda kala qabsaday Subixii uu dagaalka bilowday.

0
Marwada koowaad ee dalka Ukraine, Olena Zelenska, ayaa bixisay waraysi aan looga baranin oo ay warbaahinta dalkeeda kula hadashay xilli uu garabkeeda ka muuqday...

P.M Rooble oo Ka Horyimid Talaabo uu Qaaday Wasiirka Arimaha Dibada DDF

0
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku wargeliyay Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya in laga bilaabo 1 Janaayo 2022 shaqaalaha dowladda ee la bedelay ama shaqada laga...

Maxkamadda Racfaanka ee magaalada Hargeysa oo Xukun Adag Ku Riday Wariye Coldoon

0
Maxkamadda Racfaanka ee magaalada Hargeysa ayaa maanta xukun adag ku ridday Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo bilihii lasoo dhaafay u xirnaa maamulka Somaliland, kadib...

Wararkii Ugu Danbeeyey Munaasabada Xilwareejinta Madaxwaynaha Soomaaliya

0
Madaxweynihii xilka ka dagaya ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta la filayaa in uu xafiiska baneeyo talada dalkana ku wareejiyo Madaxwaynaha cusub ee...

Farmaajo oo 5 sano Kadib Maantay ka Guuraaya Madaxtooyada iyo Xasan Shiikh Oo 5...

0
Waxaa maanta lagu wadaa in xarunta madaxtooyada Soomaaliya ay ka dhacdo xil wareejin, iyada oo ay ku kala wareegayaan madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...

Ciidamda Galmudug Iyo Kuwa Ahlusuna oo Markale Dagaal Qaraar Dhexmaray

0
Dagaal culus ayaa Shakay galinkii Danbe ku dhexmaray duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ciidamada Galmudug iyo DF oo dhinac ah iyo xoogag taabacsan...

Xuseen Shiikh Maxamud oo La Filaayo in loo Magacaabo agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya(Xog)

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu magacaabo agaasimaha madaxtooyada marka uu maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska ula waraago,...

Masuul Sare oo ka tirisan Dowlada Ukraine oo ku dhawaacmay dagaalka Ukraine.

0
Andriy Shevchyk, oo ah duqa magaalada Enerhodar ee uu Ruushka magacaabay, ayaa lagu soo waramayaa in uu ku dhaawacmay qarax. Duqa magaaladan ee la doortay...

Fahad yasiin oo Isaga Huleelay Magaalada Muqdisho

0
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in saakay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka dhoofeen Taliyihii hore ee Hay’adda NISA...

Turkiga oo shuruudo adag Ku xiray Sweden iyo Finland

0
Madaxweyne Recep Tayyip ErdoÄźan ayaa khadka taleefanka kula xiriiray madaxda dalalka Sweden, Finland iyo NATO. Madaxweyne Erdogaan ayaa xoghayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg u...