Friday, May 17, 2024
Ad

P.M Rooble oo La Kulmay Madaxweynaha Cusub ee Imaaraadka Carabta Codsi ugudbiyay(Sawiro)

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay madaxweynaha Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan, isagoo uga...

Waalidiin Reer Galmudug ah oo Codsi u Dirsaday Madaxweyne Xasan Shiikh

0
Waalidiinta wiilashooda ay ku maqan yihiin dalka Eritrea oo tababar ay ugu qaaday dowladii uu hoggaaminayey Madaxweyne Farmaajo ayaa galabta banaanbax ka dhigay degmada...

Waa kuma ninka ay dartiis u kulmi rabaan Biden iyo Maxamed Bin Salmaan oo...

0
Madaxweynaha Mareyknaka, Joe Biden iyo Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan, ayaa laga yaabaa in ay markii ugu horraysay kulan yeeshaan bisha soo...

Erdogan: ma aqbalayno in urur argagixiso lagu soo daro NATO

0
Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyib Erdogan ayaa ayaa maanta hadla ka jeediyey masjidka Hazrat Ali eek u yaalla magaalada Istanbul salaaddi Jimcaha ka dib. Marka lafiiriyo...

Qarax Ka Dhacay Muqdisho oo Siyaasi Caan ah lala Eegtay

0
Siyaasiga C/llaahi Shiikh Xassan ayaa la sheegay iney waxyeelo ka soo gaartay qarax lagula eegtay Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay degmada Wadajir...

Nin Qaraxya Badan Fuliyay oo Ciidamada Xooga Dalka Gacanta Kusoo Dhigeen

0
Taliska ciidamada xoogga dalka ee degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa soo bandhigay dagaalyahan ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal qorsheysan. Dagaalyahan ayaa...

Dowlada Soomaaliya iyo IMF oo Heshiis Cusub kala Saxiixday Kadib Doorashadii Xasan Shiikh

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa gaaray heshiis muhiim ah oo ku saabsan geeddi socodka Deyn cafinta iyo dib-u-eegista Wajiyada...

Maamulka Gobalka Gedo oo Ka Hor yimid Go,aan Ciidamada Dowlada Looga Soo Saaraayo Gobalkaas

0
Maamulka Gobolka Gedo ayaa si adag uga horyimid in Ciidamada Dowladda laga saaro gobolkaasi, xilli Dowlad Goboleedka Jubbaland ay u ololeynayso, sidii ciidamadaasi dib...

P.M Rooble oo War kaso Saaray Dabkii Ka Kacay isgooyska Banaadir

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu murugada iyo xanuunka la qeybsanayo ganacsatada Soomaaliyeed ee uu hantidoodii burbur dabkii ka kacay isgoyska...

Khasaaro Xoogan oo Ka Dhashay Dabkii Xalay Baabiiyay Suuqa Isgoyska Banaadir(Sawiro)

0
Khasaare xoogan ayaa ka dhashay dab xalay ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla isgoyska Benaadir ee magaalada Muqdisho kaasoo dhulka la simay goobo...