Monday, May 20, 2024
Ad

Howlaha ugu muhiimsan ee Xasan Sheekh Horyaallo Toddobaadyada soo socda

0
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud toddobaadyada ugu horreeya waxaa laga sugayaa howla muhiim ah oo gudashada waajibaadka loo igmaday laf dhabar u...

Galmudug oo Shaacisay in Kabadan 30 Qof oo Ka Tirsanaa Ahlusuna Amarna Ku...

0
Taliska Booliiska Galmudug ayaa shaaciyey magacyada 36-qof oo Galmudug u aqoonsatey in ay yihiin dambiilayaal, kuwaa oo la farey laamaha amniga ee Galmudug iyo...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo amaan Kala Dul Dhacay Dowlada Turkiga

0
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysigii ugu horreeyey ee heer caalami ah siiyey Wakaaladda Wararka Turkey ee Anadol, ayaa sheegy in...

Deni oo Waayay Codadka Xildhibaanada Jubaland Habeenkii Axada Iyo Sababta oo la Ogaaday(Xog)

0
Doorashadii madaxweynaha Soomaaliya ee dhacday Axadii lasoo dhaafay ayaa noqotay si ka duwan sidii la filayey marka la eego habka ay u codeyn doonaan...

Lataliyaha Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ka Horyimid War kasoo Baxay Villa Soomaaliya

0
Sida aan ogaanay, la-taliyeyaasha Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa diiday qeyb ka mid ah qoraal uu shalay baahiyey xafiiska Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo casuumay Midowga Musharixiinta oo Mudo isku Saf ahaayeen(Sawiro)

0
Madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa casuummad u sameeyay qaar kamid ah saaxiibadiisii ay kawada tirsanaayeen Gollaha Midowga musharaxiinta...

4 Qodob oo Farmaajo Waligiis lagu Xasuusan Doono(Akhriso)

0
15-kii May doorasho dhacday ayaa xilka madaxweynenimada lagaga guuleystay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Inkasta oo uu xafiiska banaynayo maalmo kadib, haddane waxa uu ka...

4 qodob oo uu ballan qaaday Xasan Sheekh ka hor inta aan la dooran

0
Hasan Sheekh Maxamuud ayaa 12-kii bishan baarlamaanka hortiisa ku ballaan qaaday dhawr qodob haddii dib loo doorto, waxaana ka mid ahaa qodobodan hoos ku...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo kulankii ugu Horeeyey la Qaatay Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya

0
Madaxweynaha cusub ee dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan wadajir ah la qaatay madaxda shanta maamul goboleed ee dalka ka jira ,maalin kaddib...

Ciidamada Burundi oo Dib u Qabsaday Deegaanka Ceel Baraf

0
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada Burundi ee qaybta howlgalka ATMIS ay dib ula wareegeen, iyaga oo kaashanaya ciidamada...