Monday, May 20, 2024
Ad

Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalkii Cuslaa ee Degaanka Qaayib Al-Shabaab ku Qaadeen

0
Dagaalo culus ayaa saaka mar kale waxay ka dhaceen degaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, halkaasoo ay mudooyinkan gacanta ku hayeen ciidamada xoogga dalka iyo...

Faahfaahin :Dagaal Qaraar oo Alshabaab Saakay Markale Kusoo Qaadeen Deegaanka Qaayib

0
Kooxda  ee Alshabaaboo saakay aroortii weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud ayaa lasoo warinayaa in lagu jabiyay halkaas. Ciidamada dowladda...

Qaar ka mid ah Shabaabka dagaalka kula jira ciidanka Dowlada oo iskusoo dhiibay Ciidamada...

0
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa isu dhiibay ciidamda dowladda ee ku sugan degaan ka tirsan Gobolka Galgaduud oo dhowaan ay dagallo ka dhaceen. Laba...

Maleeshiyaad Hubaysan Dad Ku laayay Magaalada Gaalkacyo

0
Maleeshiyaad Kasoo jeeda Beesha Reer Biciidyahan Oo Weerar Gaadmo Ah Kafuliyey Waqooyiga magaalada Gaalkacyo Maleeshiyaad Kor udhaafaya 40 meeyo Ruux oo kasoo jeeda Beesha reer...

Indhacadde: Waligey dagaal kuma guuldareysan ee hogaankiisa noo dhiiba

0
Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) oo ka mid ahaa masuuliyiin xalay Dhuusamareeb uga qeyb gashay caleemo saarka golaha deegaanka iyo guddoomiyaha magaalada ayaa ka...

Masuuliyiin Sar sare oo Xalay Ka qaybgalay Caleemasaarka Gudoomiye Geedaqoroow(Sawiro)

0
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray munaasabadda caleema saarka Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka Caasimadda Galmudug ee Dhusamareb ee dhawaan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarriga ka jaray Madaxtooyada cusub ee Galmudug (Sawirro)

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xarigga ka jaray dhismaha...

Wax ka Ogoow Taariikh Sarkaalka uu Shalay Dalacsiiyay maddaxweyne Xasan Shiikh ee Galmudug ka...

0
Taliyaha Ciidanka Daraawishata Galmudug Mohamed nuur Ali Gadaar ayuu Madaxweynaha Qaranku shalay udalacsiiyey Darajadda Genaraal Mohamed nuur wuxuu ka mid yahay Dad fara ku tiriska...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Maantay Xariga Ka Jaraaya Madaxtooyada Cusub ee Galmudug oo si...

0
Waxaa la soo gebagebeeyey dhismaha xarunta cusub ee Madaxtooyada Galmudug oo ku taalla magaalada Dhuusamareeb. Dhismaha oo ka kooban qeybo kala duwan oo u badan...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Cawa ku Hoyanaya Dhuusamareb kadib Boqashadiisii Furimaha Dagaalka

0
Baxdo oo aheyd halkii casharka iska caabinta loogu dhigay Al-Shabaab iyo halganka dib xoreynta ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Madaxweyne Xasan Sheekh...