Home Wararka Maanta Ciidamadii Ugu Badnaa oo Soomaaliland ah oo loo Qaaday itoobiya

Ciidamadii Ugu Badnaa oo Soomaaliland ah oo loo Qaaday itoobiya

0

Somaliland ayaa u dirtay Itoobiya, in ka badan 500 Askari oo tababar kooban lasiinayo, kaas oo ah sida ay ula howlgali lahaayeen ciidan Itoobiyaan ah, oo loo diyaarinayo sidii ay u xambaari lahaayeen damaca Itoobiya ee biyaha Soomaaliya.

Askartan oo ay 40 Saraakiil yihiin, ayaa ujeedkooda yahay, haddii uusan isbedelin qordhuhu in ay horgal unoqdaan damaca Itoobiya, iyadoo gaadiidka dagaalka iyo hubkaba laga soo gali doono dhinaca deegaanka Ayshaca.

Nuux Taani, oo sannad kahor xiligan oo kale lagu soo jabshay dagaalkii Laascaanod, walise aan qaadan guuldarada ayaa askartan ku wareejiyey dhinaca Itoobiya saraakiil ka socota EDF.

Previous articleWax ka ogoow qiimeynta uu Maraykanku ku sameeyay amniga garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Xili Maalinkii Labaad Ay Joogaanka Garoonka
Next articleCiidamada Macawislayda Hiiraan oo Maantay Magaalo Wayn Alshabaab ka saaray Xili Dagaal Culus Bilowday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here