Wednesday, May 1, 2024
Ad

War Deg Deg ah: Dagaal culus oo Ka Socda Degmada Qoryooleey

0
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo markale maanta dib uga qarxay degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo u dhexeeyo...

Alshabaab oo Weerar Culus ku Qaadat Xerada Ciidamada ATMIs ee Janaale

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyay xoogaga Al-Shabaab iyo ciidamada howlgalka ATMIS uu ka dhacay qaybo...

Wararkii Ugu Danbeeyey Buurhakaba oo Dagal Culus ka Dhacay yuu u Dhaxeeyaaa?

0
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal maanta dib uga qarxay degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, halkaas oo maalmihii u dambeeyay ay ka taagnayd...

Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaal Sabab yaab leh ku Bilowday oo Ka Dhacay Baraawe

0
Dagaal culus ayaa maanta ka dhacay magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, kaas oo geystay khsaare nafeed iyo barakac ay sameysay bulshada ku nool...

War Deg Deg ah: Dagaal Qaraar oo ka socda Magaala Xeebeedka Baraawe

0
Dagaal culus oo haatan ka socda magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose. Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in uu...

Cali Daahir Ciid oo War Cusub kasoo Saaray khilaafka kala Dhaxeeya Qoor Qoor

0
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid oo ka hadlay magaalada Caabdudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay arrimo ku aadan...

Dowlada Soomaaliya oo ka Hadashay odayaashii laga Soo Afduubtay Wisil ee la sheegay inay...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin cusub ka soo saartay howlgal milateri oo shalay ka dhacay deeegaanka Dumaaye ee Gobolka Mudug, halkaas oo lagu burburiyay xaruntii...

Qoor Qoor oo gaaray Meel ku dhow Ceelbuur Xili Ciidmada Dowladu Kasoo Baxeen

0
Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor oo uu la socdo Wasiirka Gaashaandhiga dalka Mudane Cabdulkadir Maxamed Nuur ayaa gaarey deegaano hoostaga...

Raysulwasaare Xamsa oo Maantay u anbabaxay Degmo Dhawaan Alshabaab Laga Saaray

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta safar uga baxay magaalada Muqdisho, isaga oo ku wajahan degmada Mahadaay...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka caasimadda Libya

0
Dagaalka laba koox oo hubeysan ku dhex-maray caasimadda Libya ee Tripoli ayaa dilay ugu yaraan 27 qof, halka 106 kale ay ku dhaawacmeen, waxaa...