Tuesday, May 21, 2024
Ad

Gudoomiye Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Saraakiil Ciidan Xili uu Khilaaf Xoogan...

0
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la yeeshay saraakiisha ciidanka Qeybta 60-aad Guutada 9-aad...

Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe Oo Gaaray Xudur Iyo Lafta-Gareen Oo Xilka Laga Tuuraayo(Sawiro).

0
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Xudur...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo ku wajahan Xudur iyo Sababta oo la Shaaciyay

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee maanta ah u ambabaxo...

Deni iyo Laftagareen oo Samaystay Isbahaysi Ka Dhan ah Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Deni...

0
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland. Garoonka Diyaaradaha...

Alshabaab oo Xoog kula wareegay mid ka mid ah Koontraaladii laga Ilaalin jiray Magaalada...

0
Ciidanka Dowladda Somalia ayaa isaga baxay deegaanka Goofgaduud Buurey oo ka tirsan Gobolka Bay, halkaasoo ay in muddo ah gacanta ku hayeen. Wararka aanu ka...

Faahfaahin Dheeri oo kasoo baxaysa Alshabaab oo Dagaal Culus ku Qaaday Daynuunaay

0
Wararka ka imaanaya Gobalka Bay ayaa xaqiijinaya in galinkii danbe ee shalay uu dagaal culus ka dhacay deegaanka Daynuunay oo fariisin ay ku leeyihiin...

Ciidanka Dowladda oo fuliyay howlgal qorsheesan oo lagu dilay xubno katirsan Al Shabaab

0
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya ciidamada Koofur galbeed, ayaa saakay howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen deegaanka Dhursheen Shabeelle oo 35 km u jirta...

abaabul ka Dhan ah Alshabaab oo Ka Bilowday Shabeelada Hoose

0
Qaar kamid ah gobolada dalka waxaa ka bilowday howlgalo ka dhan ah kooxda Al Shabaab , waxaana hadda la qorsheenayaa in gobolo cusub laga...

Madaxweynaha Koofur Galbeed Oo Magacaabay Wasiirka Cadaalada Maamulkaasi.

0
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa maanta magacaabay xilka wasiirka cadaalada maamulkaasi oo banaanaa mudo ku dhow afar bilood. Sida lagu shaaciyay...

Xildhibaan Maxamed Nuur Shekh Cadde oo geeriyooday iyo Madaxweyne ka hadlay

0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, ee uu ka...