Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Beelaha Dir iyo Mareexaan Heshiis Dhex Dhigay

Galmudug oo Beelaha Dir iyo Mareexaan Heshiis Dhex Dhigay

0

Warar Hordhac ah oo ka soo Baxaayo Shirkii nabadaynta ee maalmahii lasoo dhaafay ka Socday magaalada dhusamareb luguna heshiisiinayay Beelihii Walaalaha ahaa ee ku dagaalamay Miyiga udhaxeeyo Laandheer iyo Qalaan-qalle ayaa Xogu Sheegayaan in Lugu Heshiiyay Qodobadan.

1:-In aan la deegaamayn Karin inta u dhaxeysa Ceel xirsi, iyo Ceel Abdikariin

2: In dadkii ku dhintay dagaalka dowladu caymis ka bixiso iyadoo kaashaneysa dowlada federalka

3: In Goobihii la isku dagaalay ciidamada laga qaado oo lageeyo Caabudwaaq iyo xeraale

4:- In dowladu la wareegto Gooobihii dagaalku dhacay Oo ay Si buuxdana Dowladu galmudug gacan ugu Hoyso

5: In gudi loo saaro labada dhinac gudigaas oo lashaqeynaya gudigii hore ee culumada ahaa

Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Khasaaraha Ka dhashay Dagaalkii Saakay Ka Dhacay Gobalka Mudug
Next articleWararkii Ugu danbeeyey Qarax Culus oo Ka Dhacay Magaalada Baladweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here