Home Wararka Maanta Gudoomiye Cabdixaashi oo Ku Xanuunsanaaya Magaalada Muqdisho

Gudoomiye Cabdixaashi oo Ku Xanuunsanaaya Magaalada Muqdisho

0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo dhawaan ka soo laabtay Xaramka barakeysan ayaa ku xanuunsanaya magaalada Muqdisho.

Golaha Abwaaniinta Qaranka, Suxifiyiin iyo xubno Kale ayaa salaadii jimcaha kadib booqday guriga Guddoomiye Cabdi Xaashi si ay usoo eegaan xaaladiisa Caafimaad.

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa la xanuunsanaya Seed booday sida ay xaqiijiyeen ehelada iyo dhakhaatiirtiisa qaaska ah.

Previous articleWar Deg Deg ah: Gudoomiye Jawari oo Goordhow Geeriyooday
Next articleGalmudug iyo Puntland oo Heshiis Hordhac ah Ka Gaaray Dagaaladii Qaraaraa ee Beelaha Sacad iyo laylkase

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here