Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Gudoomiye Jawari oo Goordhow Geeriyooday

War Deg Deg ah: Gudoomiye Jawari oo Goordhow Geeriyooday

0

Allaha unaxariistee waxaa la xaqiijiyey in uu goordhoow geeriyooday Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Guddoomiye Jawaari ayaa xubin kasoo ahaa Dowladihii kala danbeeyay ee dalka Soomaray.

Jawaari ayaa  gurigiisa ku dhex dhintey Professor kadib markii uu Istaaga  ka dhacey .

Intii loogu maqnaa gaari Ambulance ah oo isbitaalka lagu geeyo waxaa la xaqiijiyay inuu dhintey.

Previous articleWaa sidee xaaladda galbeedka gobolka Mudug oo shalay dagaal beeleed saacado badan socday uu ka dhacay?
Next articleGudoomiye Cabdixaashi oo Ku Xanuunsanaaya Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here