Home Wararka Maanta Wararkii Ugu danbeeyey Qarax Culus oo Ka Dhacay Magaalada Baladweyne.

Wararkii Ugu danbeeyey Qarax Culus oo Ka Dhacay Magaalada Baladweyne.

0

Qarax Aad U Culus oo Lo Adeegsaday Gaari laga Soo Buuxiyay Waz Yaabaha Qarxa Oo uu Watay Qof Ismiidaamiye ah .

3 Ruux ayaa ku Geriyootay ku dhawaad 6 kale oo isugu jiro shacab iyo Ciidanna waxaa soo gaaray dhawaac, kaddib marki Bar-koontarol oo laga soo galo magaalada oo ku taala.

Howlwadaag(Baladweyne) ay ciidamada isku Dayeen in ay joojiyaan Baabuur laga soo buuxiyay Waxyabaha Qarxa, waxana Ciidamada oo Rasaas ku ridaya baabuurka uu ku qarxay bart-kontarolka.

waxanna Qaraxan u kuso beegmayaa xilli maanta ciidamada Jabuuti ay isaga baxeen Fariisinki ay ku lahaayeen Howlwadaag oo mudo badan daganayeen halkaas oo lagu wareejiyay ciidamada Dowlada Faderalka Soomaaliya.

Previous articleGalmudug oo Beelaha Dir iyo Mareexaan Heshiis Dhex Dhigay
Next articleVilla Soomaaliya oo Qorshe Cajiib ah U Dagtay Baarlamaanka Soomaaliya Xili Sabtida La furaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here