Archive for March, 2020

Maamulka gobolka Banaadir oo xayiraad kusoo rogay xeebta Liido iyo hoteellada ku yaalla

Maamulka gobolka Banaadir oo xayiraad kusoo rogay xeebta Liido iyo hoteellada ku yaalla

March 31, 2020

0 comments

Gudaha:

Xarunta dowladda hoose ee Xamar ayaa waxaa maanta kulan ku yeeshay guddiga maamulka gobolka Banaadir u qaabilsan ka hortagga Cudurka halista ah ee Coronavirus oo… Read More ›

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukunno kala duwan ku ridday eedeysanayaal

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukunno kala duwan ku ridday eedeysanayaal

March 31, 2020

0 comments

Gudaha:

Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 60 aad ayaa maanta ufariisatay xukunkii dacwad ciqaabeedka loo heystay eedeysanayaal loo heystay dembiyo kala duwan sida falal la xariira… Read More ›

Ciyaartoyda kooxda Barcelona oo mushaarka laga jarayo boqolkiiba todobaatan

Ciyaartoyda kooxda Barcelona oo mushaarka laga jarayo boqolkiiba todobaatan

March 31, 2020

0 comments

Sport:

Kooxda kubadda cagta ee ka aas-aasan dalka Spain ee Barcelona ayaa shaaca ka qaaday in ciyaartooydeeda boqoliiba todobaatan (70%) mushaarka laga jari doono inta lagu… Read More ›

“Please Come help us”: New York begs for medical workers

“Please Come help us”: New York begs for medical workers

March 31, 2020

0 comments

English:

New York’s governor urgently appealed for medical volunteers Monday amid a “staggering” number of coronavirus deaths, as he and health officials warned that the crisis… Read More ›

BOOSAASO: Jaad si qarsoodi ah loo soo geliyay magaalada oo ay boolisku fagaare ku gubeen

BOOSAASO: Jaad si qarsoodi ah loo soo geliyay magaalada oo ay boolisku fagaare ku gubeen

March 31, 2020

0 comments

Gudaha:

Taliska qeybta booliska Gobalka Bari ee maamulka Puntland oo kaashanaya saraakiisha ciidamada gobalka ayaa xalay meel fagaare ah ku gubay jaad si sharci daro ah… Read More ›

SAWIRRO: Boolis hindi ah oo farriinta cudurka coronavirus dadku ka maqli waayeen oo fikrad cusub lasoo baxay

SAWIRRO: Boolis hindi ah oo farriinta cudurka coronavirus dadku ka maqli waayeen oo fikrad cusub lasoo baxay

March 31, 2020

0 comments

Dibedda, Xulka:

Nin boolis ah oo ka howlgala magaalada Chennai ee dalkaasi Hindiya ayaa soo jiitay indhaha warbaahinta kadib markii uu lasoo baxay fikir uu si sahlan… Read More ›

Dowladda oo amartay in afar qof  laga sii daayo xarunta karantiilka coronavirus ee Muqdisho

Dowladda oo amartay in afar qof laga sii daayo xarunta karantiilka coronavirus ee Muqdisho

March 31, 2020

0 comments

Gudaha:

Dowladda Soomaaliya ayaa ku talisay in la fasaxo afar qof oo ka mid ah dadka lagu tuhunsan yahay inuu ku dhacay coronavirus, kaddib markii ay… Read More ›

Houthis say Saudi-UAE coalition carried out air raids on Sanaa

Houthis say Saudi-UAE coalition carried out air raids on Sanaa

March 30, 2020

0 comments

English:

The Saudi-UAE coalition fighting Houthi rebels in Yemen has carried out several air attacks on the capital Sanaa, witnesses and Houthi-run Al Masirah TV said.  According to… Read More ›

Maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay rag maanta lagu toogtay suuqa Bakaaraha

Maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay rag maanta lagu toogtay suuqa Bakaaraha

March 30, 2020

0 comments

Gudaha:

Israsaaseyn kooban oo maanta barqanimadii ku dhexmartay gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha ciidamo ka tirsan kuwa amniga dowladda iyo rag ku hubeysan bastoolado ayaa sababtay… Read More ›

NORWAY: In ka badan 100 soomaali ah oo labo xaafadood dagan oo laga helay cudurka Coronavirus

NORWAY: In ka badan 100 soomaali ah oo labo xaafadood dagan oo laga helay cudurka Coronavirus

March 30, 2020

0 comments

Norway:

Sida ku cad warbixin caafimaad oo ku saabsan cudurka coronavirus oo ay soo saareen hay`adaha caafimaadka Norway ayaa waxaa lagu sheegay in ka badan 100… Read More ›

Dowladda oo amar ku bixisay in la xiro  goobaha lagu barto diinta muddo labo isbuuc

Dowladda oo amar ku bixisay in la xiro goobaha lagu barto diinta muddo labo isbuuc

March 30, 2020

0 comments

Gudaha:

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Culimada Soomaaliyeed ayaa go’aamiyay in la xiro goobaha barashada Diinta, dugsiyada iyo Mowlacyada, islamarkaana dadweynaha kula… Read More ›

SWEDEN: Cudurka Coronavirus oo faro-ba`an ku haya soomaalida iyo dhimashadooda oo aad u badan

SWEDEN: Cudurka Coronavirus oo faro-ba`an ku haya soomaalida iyo dhimashadooda oo aad u badan

March 30, 2020

0 comments

Dibedda, Sweden, Xulka:

Waxaa diiradda la saaray Soomaalida oo ay dadku u qaybsameen mid ku wiirsadey iyo mid ka walaacey, ka dib markii ay saxaafadda Sweden faafiyeen warar… Read More ›

As Iran coronavirus deaths rise, Rouhani hits back at criticism

As Iran coronavirus deaths rise, Rouhani hits back at criticism

March 30, 2020

0 comments

English:

Iranian President Hassan Rouhani has hit back at criticism over the country’s response to the coronavirus pandemic, saying he had to weigh protecting the country’s sanctions-hit economy… Read More ›

Amiir Harry iyo marwadiisa oo Mareykanka kala kulmay wixii ay kaga soo carareen Canada

Amiir Harry iyo marwadiisa oo Mareykanka kala kulmay wixii ay kaga soo carareen Canada

March 30, 2020

0 comments

Dibedda, Xulka:

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday in aysan bixin doonin dhaqaalaha ku baxaya amniga amiir Harry iyo qoyskiisa kuwaas oo dhawaan usoo… Read More ›

Madaxweynaha dalka Brasil oo uga hanjabay wasiirkiisa caafimaadka in uu shaqada ka eryayo

Madaxweynaha dalka Brasil oo uga hanjabay wasiirkiisa caafimaadka in uu shaqada ka eryayo

March 30, 2020

0 comments

Dibedda:

Madaxweynaha dalka Brasil  Jair Bolsonaro ayaa ugu hanjabay wasiirkiisa caafimaadka Luiz Henrique Mandetta in uu shaqada ka eryayo haddii uu markale usoo jeediyo madaxweynaha dhaleeceyn… Read More ›

GAROOWE: Guddoomiyaha gobolka Nugaal oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qarixii xalay

GAROOWE: Guddoomiyaha gobolka Nugaal oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qarixii xalay

March 30, 2020

0 comments

Gudaha:

Waxaa goor dhaweyd magaalada Garowe ku geeriyooday gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir), kadib dhaawac xooggan oo ka soo gaaray qarax sida la sheegay… Read More ›

Somalia sending 20 doctors to help Italy fight virus

Somalia sending 20 doctors to help Italy fight virus

March 29, 2020

0 comments

English:

Somalia is sending over 20 doctors to help fight coronavirus in Italy, the country where the virus has claimed the most lives. Ismail Mukhtar Orongo,… Read More ›

SAWIRRO: Daad qaaday garoonkii diyaaradaha malaayiinta dollar lagu dhisay ee magaalada Baraawe

SAWIRRO: Daad qaaday garoonkii diyaaradaha malaayiinta dollar lagu dhisay ee magaalada Baraawe

March 29, 2020

0 comments

Gudaha, Xulka:

Sawirro laga soo qaaday garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe oo uu dhawaan xarigga ka jaray ra`iisal wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa muujinaya daad ama… Read More ›

VIDEO: Daawo waxa ku dhaca dhakhtar shiineys ah oo heeganka coronavirus iska badiyay

VIDEO: Daawo waxa ku dhaca dhakhtar shiineys ah oo heeganka coronavirus iska badiyay

March 29, 2020

0 comments

Video`s, Xulka:

Dhakhtar u dhashay dalka Siinaha ayaa dareemay saameynta heegan buuxa oo uu u galay daweynta cududrka coronavirus. Daawo waxa ku dhaca.

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta degmada Shibis

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta degmada Shibis

March 29, 2020

0 comments

Gudaha:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta oo Axad ah xariga ka jaray xarunta Degmada Shibis oo dib… Read More ›

MUQDISHO: Xarunta dhexe ee AMISOM ee Xalane oo loo xiray cudurka coronavirus dartiis

MUQDISHO: Xarunta dhexe ee AMISOM ee Xalane oo loo xiray cudurka coronavirus dartiis

March 29, 2020

0 comments

Gudaha:

AMISOM ayaa ku dhawaaqday in la xiray Xaruntoodii ugu weeyneyd ee Xalane ee ku dhex-taalla Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, sababo la xiriira… Read More ›

Sacuudiga oo ka hortagay gantaallo lagu soo weeraray caasimaddiisa Riyaad

Sacuudiga oo ka hortagay gantaallo lagu soo weeraray caasimaddiisa Riyaad

March 29, 2020

0 comments

Dibedda:

Sida uu sheegay afhayeenka xulufada Sacuudiga ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen ayaa waxa ay ka hortageen labo gantaal oo lagu soo weeraray magaalooyinka Riyad… Read More ›

Saudi Arabia intercepts missile over Riyadh

Saudi Arabia intercepts missile over Riyadh

March 29, 2020

0 comments

English:

Saudi forces intercepted ballistic missiles in the sky on Saturday over the capital Riyadh and the southern city of Jazan, according to state media reports.… Read More ›

Xaaska ra`iisul wasaaraha Canada oo ka caafimaadday cudurka Coronavirus

Xaaska ra`iisul wasaaraha Canada oo ka caafimaadday cudurka Coronavirus

March 29, 2020

0 comments

Caafimaad, Dibedda:

Labo isbuul kaddib markii uu ku dhacay cudurka caalamka faraha ba`an ku haya ee Coronavirus xaaska r/wasaaraha dalka Canada Sophie Gregorie Trudeau ayaa waxaa ay… Read More ›

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka codsaday Bankiga Adduunka in aysan Soomaaliya wax usoo marsiin

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka codsaday Bankiga Adduunka in aysan Soomaaliya wax usoo marsiin

March 29, 2020

0 comments

Gudaha:

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo madaxda xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa maanta ka hadlay go’aanka Bankiga Adduunka iyo Sanduuqa Lacagta Dunida ee IMF ay deynta… Read More ›

Dowladda Soomaaliya oo xayiraad ku soo rogtay duullimaadyada gudaha

Dowladda Soomaaliya oo xayiraad ku soo rogtay duullimaadyada gudaha

March 29, 2020

0 comments

Gudaha:

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday laga billaabo barri oo Axad ah in la joojiyey duullimaadyadi dalka gudahiisa. Wasaaradda gaadiidka… Read More ›

Wariyad ka been sheegtay cudurka coronavirus oo laga eryay tv-gii ay ka shaqeyneysay

Wariyad ka been sheegtay cudurka coronavirus oo laga eryay tv-gii ay ka shaqeyneysay

March 28, 2020

0 comments

Dibedda:

Wariyad u shaqeyneysay taleefishinka Fox ee dalkaasi Mareykanka ayaa shaqadi laga eryay kadib markii ay ka been-sheegtay cudurka Coronavirus, islamarkaana ay siyaasadeysay.A Wariyadda oo lagu… Read More ›

Trump signs $2.2 trillion coronavirus rescue package

Trump signs $2.2 trillion coronavirus rescue package

March 28, 2020

0 comments

English:

 United States President Donald Trump on Friday signed a massive $2.2 trillion economic rescue bill to help lift the economy and address the coronavirus pandemic.  His… Read More ›

Chaos and hunger amid India coronavirus lockdown

Chaos and hunger amid India coronavirus lockdown

March 28, 2020

0 comments

English:

New Delhi, India – As countries globally began enforcing strict lockdowns to prevent the spread of the coronavirus, India, the world’s second most populous country, followed… Read More ›

Mareykanka oo madaxa madaxweynaha dalka Venezuela dul dhigay malaayin dollar

Mareykanka oo madaxa madaxweynaha dalka Venezuela dul dhigay malaayin dollar

March 28, 2020

0 comments

Dibedda:

Mareykanka ayaa dacwad kusoo oogay madaxweynaha waddanka Venezuela, Nicolás Maduro iyo saraakiil sar sare uu u dhashay dalkaas, kuwaasoo uu ku tilmaamay inay yihiin “argagixisanimo… Read More ›

Madaxweyne Farmaajo: “Dadka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in ay u hoggaansamaan talooyinka caafimaad ee badqabkooda.”

Madaxweyne Farmaajo: “Dadka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in ay u hoggaansamaan talooyinka caafimaad ee badqabkooda.”

March 28, 2020

0 comments

Gudaha:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una istaagaan sidii ay dalkooda uga… Read More ›

Lionel Messi oo noqday ciyaaryahanka ugu gambiska wanaagsan kubadda cagta

Lionel Messi oo noqday ciyaaryahanka ugu gambiska wanaagsan kubadda cagta

March 28, 2020

0 comments

Sport:

Majaladda Faransiiska ka soo baxda ee RMC Sports ayaa codeyn u sameysay ciyaartoyda ugu gambiska ama goysmada wanaagsan kubadda cagta. Codeyntaan waxaa ka qayb galay… Read More ›

Golaha wakiilada Somaliland oo mamnuucay ansixinta xubno lasoo magacaabay

Golaha wakiilada Somaliland oo mamnuucay ansixinta xubno lasoo magacaabay

March 28, 2020

0 comments

Gudaha:

Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ayaa Maanta oo sabti ah waxaa ay kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulkaas, waxaana Golaha hortegay… Read More ›

Shakhsi ka tirsan shaqaalaha Qaramada Midoobay ee Muqdisho oo laga helay cudurka coronavirus

Shakhsi ka tirsan shaqaalaha Qaramada Midoobay ee Muqdisho oo laga helay cudurka coronavirus

March 27, 2020

0 comments

Gudaha:

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Drs. Fowziya Abiikar Nuur oo la hadashay warbaahinta qaranka ayaa xaqiijisay in uu jiro kiis saddexaad ee Cudurka Covid-19. Wasiirka ayaa sheegtay… Read More ›

Maraykanka oo Soomaaliya ugu hambalyeeyay heerka ay ka gaartay arrimaha deyn cafinta

Maraykanka oo Soomaaliya ugu hambalyeeyay heerka ay ka gaartay arrimaha deyn cafinta

March 27, 2020

0 comments

Gudaha:

Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya , Donald Yamamoto ayaa Dowladda Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaadhay dedaallada ay ugu jirto in laga cafiyo deymaha… Read More ›

Ciyaaryahan caan ah oo ka soo toosay koma uu ku jiray ku dhawaad saddex sano

Ciyaaryahan caan ah oo ka soo toosay koma uu ku jiray ku dhawaad saddex sano

March 27, 2020

0 comments

Sport, Xulka:

Ciyaaryahanka kooxda Ajex ee Abdelhak Nouri ayaa ka soo toosay koma uu galay xilli uu ciyaar ku jiray, waxaana uu kasoo toosay kadib 2 sano… Read More ›

UK’s Johnson tests positive for virus, deaths soar in Spain

UK’s Johnson tests positive for virus, deaths soar in Spain

March 27, 2020

0 comments

English:

British Prime Minister Boris Johnson said Friday he has tested positive for the coronavirus, while the number of infections in the United States surged to… Read More ›

LONDON, ENGLAND - MARCH 17: British Prime Minister Boris Johnson gives a press conference about the ongoing situation with the coronavirus (COVID-19) outbreak inside 10 Downing Street on March 17, 2020 in London, England. For most people, the new coronavirus causes only mild or moderate symptoms, such as fever and cough. For some, especially older adults and people with existing health problems, it can cause more severe illness, including pneumonia. (Photo by Matt Dunham - WPA Pool/Getty Images)

Ra’iisul wasaaraha dalka Britain Boris Johnson oo laga helay cudurka coronavirus

March 27, 2020

0 comments

Dibedda:

Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa laga helay xanuunka dunida kusii faafaya ee coronavirus, kaddib markii baaritaan lagu sameeyay. Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha UK ayaa shaacisay… Read More ›

Amiir Harry iyo marwadiisa oo ka qaxay Canada, una guuray magaalada Los Angeles

Amiir Harry iyo marwadiisa oo ka qaxay Canada, una guuray magaalada Los Angeles

March 27, 2020

0 comments

Dibedda:

Wararka ka imaanaya magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi isbuucii hore ay usoo guureen amiirka dalka Ingriiska Prins Harry… Read More ›

PSG oo adduun lacag ah dooneysa in ay kula soo wareegto Sadia Mane

PSG oo adduun lacag ah dooneysa in ay kula soo wareegto Sadia Mane

March 27, 2020

0 comments

Sport:

Wararka ka imanaya dalka Spain ayaa waxay sheegayaan in kooxda Paris Saint-Germain ay diyaarineyso dalab soo jiidasho leh oo ay kula soo saxiixaneyso weeraryahanka Liverpool… Read More ›

Washington set to deliver $2.2 trillion virus rescue bill

Washington set to deliver $2.2 trillion virus rescue bill

March 27, 2020

0 comments

English:

 With rare bipartisanship and speed, Washington is about to deliver massive, unprecedented legislation to speed help to individuals and businesses as the coronavirus pandemic takes… Read More ›

LONDON: R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde oo la xanuunsanaya cudurka coronavirus

LONDON: R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde oo la xanuunsanaya cudurka coronavirus

March 27, 2020

0 comments

Dibedda:

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxay warar sheegaya in uu magaalada London ee dalka Britain ku xanuunsan yahay ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Nuur Xassan… Read More ›

Cameroon rebels declare coronavirus ceasefire

Cameroon rebels declare coronavirus ceasefire

March 27, 2020

0 comments

English:

A separatist militia in Cameroon is to down its weapons for a fortnight so people can be tested for coronavirus. The Southern Cameroons Defence Forces… Read More ›

Venezuela says US drug charges against Maduro show ‘desperation’

Venezuela says US drug charges against Maduro show ‘desperation’

March 26, 2020

0 comments

English:

Venezuelan Foreign Minister Jorge Arreaza said on Thursday that drug trafficking charges by the United States against President Nicolas Maduro announced earlier in the day showed… Read More ›

Coronavirus: US overtakes China with most cases

Coronavirus: US overtakes China with most cases

March 26, 2020

0 comments

English:

The US now has more confirmed cases of coronavirus than any other country with at least 82,404 positive tests. According to the latest figures collated… Read More ›

Qofkii ugu horreeyey oo Coronavirus ugu dhintay dalka Kenya

Qofkii ugu horreeyey oo Coronavirus ugu dhintay dalka Kenya

March 26, 2020

0 comments

Caafimaad, Dibedda:

Dawladda Kenya ayaa xaqiijisay in qofkii ugu horeeeyey uu dalkaas ugu dhintay cudurka COVID-19. War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda caafimaadka Kenya ayaa lagu sheegay in… Read More ›

VIDEO: Booliska Kenya oo xeelad layaab leh kaga hortagaya faafidda cudurka Coronavirus

VIDEO: Booliska Kenya oo xeelad layaab leh kaga hortagaya faafidda cudurka Coronavirus

March 26, 2020

0 comments

Video`s, Xulka:

Riot police in Kenya fired tear gas into a crowded market, Wednesday, March 25, to enforce government restrictions to prevent the spread of coronavirus. KA… Read More ›

Qof labaad oo qaba cudurka Coronavirus oo Muqdisho lagu arkay

Qof labaad oo qaba cudurka Coronavirus oo Muqdisho lagu arkay

March 26, 2020

0 comments

Gudaha:

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inuu jiro Kiiska qof labaad oo qaba cudurka Corona Virus Magaalada Muqdisho ,kaasi oo ka yimid dalka Talyaaniga… Read More ›

CORONAVIRUS: Ruushka oo mamnuucay dhammaan duullimaadyada diyaaradaha

CORONAVIRUS: Ruushka oo mamnuucay dhammaan duullimaadyada diyaaradaha

March 26, 2020

0 comments

Dibedda:

Xukuumadda Moscow ee dalkaasi Ruushka ayaa shaaca ka qaaday in ay joojineyso dhammaan duullimaadyada caalamiga ah ee kaga imaanaya dalalka caalamka iyo kuwa ay diyaaradeheeda… Read More ›

Turkiga oo 20 sacuudiyaan ah ku eedeeyay dilka wariye Khashoggi

Turkiga oo 20 sacuudiyaan ah ku eedeeyay dilka wariye Khashoggi

March 25, 2020

0 comments

Dibedda:

Dowladda dalka Turkiga ayaa dil ku eedeysay 20 ruux oo u dhashay dalkaasi Saciidiga kaddib dilkii magaalada Istanbul loogu geystay wariyihii sacuudiyaanka ahaa ee Jamal… Read More ›