Home Wararka Maanta Daacigii Ka Tirsanaa Ciidanaka mitateriga Soomaliya oo Xil Sare loo Magacaabay

Daacigii Ka Tirsanaa Ciidanaka mitateriga Soomaliya oo Xil Sare loo Magacaabay

0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa si loo dardargaliyo hawlgalada dib u xoreynta iyo dadaalada socda ee dalka lagaga ciribtirayo kooxaha khawaarijta ah waxa uu X/le Abuukar Maxamed Xasan Maxamuud u magacaabay Afhayeenka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.

Wasiirka ayaa Afhayeenkii hore ee Wasaaradda Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood kaga Mahad-celiyay, kuna ammaanay shaqadii wanaagsanayd ee uu soo qabtay muddadii uu xilka hayay.

Sidoo kale, Wasiirka ayaa Afhayeenka Cusub kula dardaarmay dardargalinta waajibaadka shaqada Qaran ee loo igmaday.

Previous articleAlshabaab kii Ugu Badnaa oo Xalay Lagu laayay Duqayn Culus oo ka dhacday..
Next articleTaliye Sayid-Cali Cabdi Cadde oo ugu danbayn Maanta La aasay Kadib maalmo uu Maydkiisu ku jiray Qaboojiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here