Isbitaalka University of Maryland ee magaalada Baltimore ayaa waxaa lasoo daristay fadeexad kadib markii ay bukaan madow ah ay iyadoo aan dhar iyo kabo wadan kusoo daayay qabowga si ay u aado gurigeeda, waxaana nin ka duubay muuqaalkan ku tilmaamay masuuliyad darro.

KA DAAWO CALANKA TV

Dhiibo Fikirkaaga

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*