Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Wariye Caan ah oo Goordhow Muqdisho lagu Xiray

War Deg Deg ah:Wariye Caan ah oo Goordhow Muqdisho lagu Xiray

0

Ciidanka NISA ayaa xabsiga dhigay wariye Xuseen Candulle Maxamed (Gurmad) oo kamid ah wariyeyaasha caanka ah ee Muqdisho.

Taliyaha cusub ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa xafiiskiisa ugu yeeray wariyaha, kadibna wada hadal kooban oo ay yeesheen ayaa la xaqiijiyey inuu amray in la xiro wariye Xuseen Cabdulle.

Lama oga sababta rasmiga ah ee arrintan ka dambeysay. Sanbaloolshe ayaa caan ku ah qar iskutuurnimo beegsiga Suxufiyiinta Muqdisho.

Sanka, waxaa lagu xusuustaa labadii xilli ee uu horey NISA usoo maamulay inuu xabsiga dhigay wariyeyaal iyo xitaa agaasimeyaal warbaahineed.

Previous articleAxmed Macalin Fiqi oo weerar afka ah ku qaaday Puntland iyo Somaliland
Next articleSomaliland oo war rasmi ah kasoo saartay xarigga fanaanadda caanka ah Ugbad Aragsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here