Home Wararka Somaliya Galmudug Aadan Maboobe iyo Cabdi Xaashi oo Soo Gaaray Dhuusamareeb

Aadan Maboobe iyo Cabdi Xaashi oo Soo Gaaray Dhuusamareeb

0

Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan xildhibaano labada gole ka tirsan ayaa goordhow gaaray Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid.

Dhuusamareeb waxaa hore muddo laba bilood ku dhaw ku sugnaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

 

Previous articleWaa kuma ninka uu xilka sare u magacaabay madaxweyne Xasan ee madaxda u ahaa ciidamada horey u weeraray?
Next articleAskar Dhacaysay Shacabka Muqdisho oo Gacanta Lagu Soo Dhigay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here