Home Wararka Maanta Abwaankii Dhawaan NISA Xirtay oo Jilib iska Xaadiriyay

Abwaankii Dhawaan NISA Xirtay oo Jilib iska Xaadiriyay

0

Warar Dheeraad ah ayaa Kasoo Baxaaya Abwaan Maxamuud Maxamed Ibrahim oo Ku Magac Dheeraa Abwaan Jeesto Kaaso oo Dhawaan ayay Xirtay NISA ayaa Lasheegay inuu Ku Biiray Kooxda Alshabaab Asagoo gaaray Degada Jilib ee Gobalka Jubada Hoose.

Abwaankaana ayaa Dhawaan Laxiray Kadib Markii Uu Bartiisa Facebook Kusoo Qoray:

Ciidamada laga Keenaayo Eretiriya Waxba matari Doonaan Sidi kuwii Hore ayaa Dabka Lagu Shubi Dionaa.

Sidoo kale Wuxuu Soo qoray Ciidamada ATMIS Markay Baxaan Waxaan Dhici Doona Isbadal wayn oo Dhulgariir ah

Wuxuu kaloo madaxweyne Xasan Shiikh Ku Tilmaamay naflacaari Timihii ku Baxeen Cidamada NISA ayaana Maalin kadib Xabsiga Dhigay Abwaan Jeesto.

Abwaan Jeesto ayaa Kasoo Jeeda Soomaaliland Waana Abwaan kii Sadexaad ee ku Biira Alshabaab Asagoo ku sugnaa Muqdisho Abwaan jeesto ayaa Alshabaab si wayn U taageeray Alshaaab asagoo ku sugan Muqdisho iyo Hargaysa.

ninkaan ayaana ayaana aad u cambaarayn Jiray Madaxda Dowlada Soomaaliya NISA oo Mudo Todobaad ah Xabsi Ku haysay ayaa Ugu Danbayn Sii daysay Balse Maantay ayay Soo Shaacbaxday inuu Ku Biiray Kooxda Alshabaab oo uu aad u tageersanaa.

Previous articleHeshiis Horudhac ah oo laga gaaray colaad ka aloosnayd Gobolka Mudug
Next articleMadaxweyne Muuse Biixi Oo Shaaciyay Xilliga Qabashada Doorashada Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here