Friday, May 17, 2024
Ad

Hanti dhawrka Guud ee Qaranka oo ka Hadlay Kiiskii Wasiirka Arimaha Dibeda Dowlada Soomaaliya

0
Xafiiska Hanti dhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud macluumaadka baaris uu ku sameeyay kiis la xiriiray markab dhuxul sida...

Askar boolis ah oo Dhibadan ay ku Qabeen shacabka Muqdisho oo lalaayay

0
Shacabka ku dhaqan degmada Kaaraan iyo kuwa masaafurka ah ee isticmaala wadada laamiga Kaaraan ee hormarta saldhiga degmadaasi ayaa dhibaato ku qaba isticmaalka wadadaasi...

Dowlada Xasan Shiikh oo Weerarkii ugu Horeeyey oo aargoosi ah ku Qaaday Fahad yaasiin

0
Agaasimaha cusub ee hay’adda NISA Mahad Salaad ayaa la sheegay in uu maanta amray in ay dib usoo laabtaan ciidamo katirsan NISA oo ilaalo...

Kulankii Golaha Shacabka oo maantay Sabab Yaab leh u Baaqday

0
Kulan ay maanta xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ku yeelan lahaayeen xarunta Villa Hargeysa ayaa baaqday, sababo la xiriira kooram la’aan, sida uu shaaicyey guddoonka Golaha...

Madaxweynaha Ukrain ayaa Sheegay in Ruushku uu wado Duqayn Waali ah.

0
Ciidamada Ruushka ay duqeyeeya warshad kiimikooyinka sameyso, iyagoo taa u adeegsanayo in ay dib ugu riixaan ciidamada Ukraine ee ku sugan magaalo muhiim ah...

Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Faahfahin kasoo Baxaysa

0
Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso uu ka dhacay laamiga dheer ee degmada Dayniile gaar ahaan meel ku dhaw aargada, waxaana qarxaaasi...

Maxaa Kasoo Kordhay Wadahadaladii Deni iyo Axmed Karaash(Xog)

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan gaar oo u dhexeeyey Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni & ku xigeenkiisa Axmed...

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maantay Shir Yeelanaaya(akhriso agendaha)

0
Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankii ugu horeeyay ay isugu yimaadaan tan iyo markii 15-kii bishii May ay doorteen...

Maraykanka oo Sheegay in Gacanta Lagu dhigay Badru Cabdulcasiis Saalax oo Halmalyan oo Dolar...

0
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay abaal-marin lacageed oo gaareysa hal milyan oo dollar ay siineyso ciddii keenta xog horseedi karta xarigga mid...

Xubno ka Tirsan Ciidamada NISA oo Daacad aha Farmaajo oo Xabsiga Lagu Guray(Xog)

0
Tan iyo markii uu xilka la wareegay taliyaha cusub ee NISA Mahad Maxamed Salaad, waxaa taliska nabad sugida ka billowday isbadalo lagu sameynaayo shaqaalaha...