Friday, May 3, 2024
Ad

Dhambaal Hambalyo ah oo ka Yimid Abiya Ahmed oo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya ...

0
Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay danjiraha Itoobiya u fadhiya Somalia Abdulfatah Abdullahi Hassan. Madaxweynaha ayaa ka gudoomay danjiraha Dhambaal...

Sadaam: Xasuusta Qofkii aan Dilay ayaan Xabsiga uga jiri la’ahay’

0
Nin fal dil ah oo uu geystay xabsi ugu jira ayaa doonaya in dadka kale ay iska ilaaliyaan khaladkii uu isaga sameeyay ee u...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan Xasaasi ah La Qaatay Aadan Madoobe(Sawiro)

0
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...

Axmed Madoobe oo Mudo Kadib booqday Villa Soomaaliya(Sawiro)

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ay ka wada hadleen gebagebada howshii...

P.M Rooble oo Dardaaran Cajiib ah Madaxweyne Xasan Shiikh

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo wareysi xasaasi ah siiyey VOA ayaa ka hadlay xaaladda dalka, doorashooyinkii soo...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la Kulmay Safiirada Sacuudiga Iyo Qatar

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wali ku mashquulsan qaabilida iyo la kulanka safiirada wadamada caalamka qaarkood u fadhiya Soomaaliya iyo...

Howlaha ugu muhiimsan ee Xasan Sheekh Horyaallo Toddobaadyada soo socda

0
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud toddobaadyada ugu horreeya waxaa laga sugayaa howla muhiim ah oo gudashada waajibaadka loo igmaday laf dhabar u...

Galmudug oo Shaacisay in Kabadan 30 Qof oo Ka Tirsanaa Ahlusuna Amarna Ku...

0
Taliska Booliiska Galmudug ayaa shaaciyey magacyada 36-qof oo Galmudug u aqoonsatey in ay yihiin dambiilayaal, kuwaa oo la farey laamaha amniga ee Galmudug iyo...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo amaan Kala Dul Dhacay Dowlada Turkiga

0
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysigii ugu horreeyey ee heer caalami ah siiyey Wakaaladda Wararka Turkey ee Anadol, ayaa sheegy in...

Deni oo Waayay Codadka Xildhibaanada Jubaland Habeenkii Axada Iyo Sababta oo la Ogaaday(Xog)

0
Doorashadii madaxweynaha Soomaaliya ee dhacday Axadii lasoo dhaafay ayaa noqotay si ka duwan sidii la filayey marka la eego habka ay u codeyn doonaan...