Friday, May 17, 2024
Ad

Lataliyaha amniga Qaranka oo Ka Hadlay Arin Hadal hayn Badan ka Dhalisay Baraha Bulshada...

0
La-taliyaha amniga qaranka madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macallin Maxamuud ayaa beeniyey warar lagu faafiyey baraha bulshada oo la xiriira in kulan uu la qaatay saraakiil...

Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya oo Shaacisay Xiliga loo fariisan Doonaa...

0
Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa shaacisay in 18-ka bishaan Juun loo fariisa doonaa imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare. Agaasimaha waaxda...

Gaari jiiray Gabdho aroos u socday oo gaystay Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac leh

0
Shil khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac geestay ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay laamiga Dayniile gaar ahaan halka loo yaqaan Sii Sii, shilkaan ayaana...

Cabdiraxman Cabdishakur oo Markii ugu Horaysay ka Hadlay Muranka Ka Taagan kursigiisa Xildhibaanimo

0
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dooda ka dhalatay in uu waayayo kursigiisa, kadib markii madaxweyne Xasan Sheekh u magacaabay...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan la qaatay Nabadoonada Galmudug(Sawiro)

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay nabaddoonada iyo...

Al-shabaab oo shaqaale ajnabi ah ku weeraray Gudaha Kenya

0
Booliska Kenya ayaa howlgallo ballaaran ka wada Mandheera, Wajeer, Lamu iyo qeybo ka mid ah ismaamulada Kilifi, ka dib weeraro is xig xigay oo...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo 5 Qodob u Balanqaaday Galmudug

0
Madaxweyne Xasan Sheekh. Welise maamul ahaan u ma fadhiisan oo waxaa ragaadiyay daneysi iyo damac siyaasadeed oo Villadu ay mar kasta ku farogalinaysay maamulka. Madaxweyne...

Muxuu yahay gantaalka Ruushku ka argagaxay ee Mareykanku siinayo Ukraine?

0
Cago-jiid badan ka dib, dawladda Maraykanka ayaa Talaadadii ku dhawaaqday inay u diri doonto dalka Ukraine hub casri ah oo gantaallo ah, kaas oo...

Nin sabab layaab leh u weeraray isbitaal uu joogay dhakhtarkii qalliinka ku sameeyay

0
Booliska Mareykanka ayaa sheegay in nin hubaysnaa oo toogasho ka gaystay isbitaal ku yaalla magaalada Tulsa ee gobolka Oklahoma uu bartilmaameegsadayay dhakhtar isaga horay...

Madaxweyne xasan Shiikh Galmudug kaga Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan ah Alshabaab

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad soo dhaweyn ah oo ay ku maamuuseen madaxda iyo bulshada Galmudug...