Tuesday, May 21, 2024
Ad

Madaafiic Xalay Saqdhexe lagu Garaacay Magaalada Muqdisho iyo Khasaaro Ka Xoogan oo dhashay

0
 Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa tiro madaafiic ah oo xalay abbaare 2:00 habeenimo lagu garaacay xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho, xilli maanta...

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay aflagaadadii loo geystay nabi Muxammad NNKh

0
Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukumadda Federaalka SoomaaliyaSh. Cumar Cali Rooble, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aaney aqbalaynin xadgudubyo ka dhan ah...

Muxuu hadal hayn u dhaliyay arooska Boqoradda Style-ka iyo Haykal?

0
Maalmihii lasoo dhaafay waxaa hadal haynta Soomaalida, meelo badan kala jooga, qabsaday sheekooyinka ku saabsan aroos ay ku aqal galeen labo dhallinyaro ah oo...

Maxaa kala qabsaday xildhibaan Aadan Barre Ducaale iyo nin ku sigtay inuu sarwaalka...

0
Muqaal baraha bulshada aad u qabsaday ayaa muujinaya Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo qof ka mid ah taageerayaal ku sugnaa isu soo bax siyaasadeed...

Dhaliyaro Soomaali ah oo si ba,an loogu laynaayo Koonfur Afrika iyo kuwa Hor leh...

0
Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya inay sii kordhayaan dilalka iyo weerarada ka dhanka ah dadka ajaaniibta ah oo ay Soomaalida ku...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Muqdisho si wayn loogu soo Dhaweeyey(Sawiro)

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo xubno la socday ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka gara ahaan Muqdisho, kadib howlo shaqo...

Alshabaab oo Qarax Ku Dishay injineer U Dhashay Dalka shiinaha

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo is xig-xigay oo ka dhacay gobolka xeebta Lamu ee dalka Kenya, kaas oo...

Ciidamada Booliska Oo amar Adag Lasiiyay Xili Beri lafilaayo in Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya...

0
Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in beri oo khamiis ah lagu qabto xaflada caleemo saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana xaflada ka qeyb...

Meydad ka badan 160 askari oo laga helay magaalada Mariupole ee Ukraine

0
Meydad tira badan oo loo maleynaya iney yihiin dagaallamayaashi difaacayey magaalada Mariupole ayaa la soo gaarsiiyey caasimadda Kyiv. Qoysaska askarta difaaca magaaladaasi ku dhimatay waxay...

Nebi Muxamed: Putin oo Hindiya farrriin u diray kaddib aflagaaddadii Rasuulka (NNKH)

0
Waddamada Muslimka ah ayaa si adag uga soo horjeestay hadalladii muranka dhaliyay ee afhayeenkii hore ee xisbiga BJP Nupur Sharma ee ku saabsanaa Nebi...