Tuesday, April 30, 2024
Ad

Howlgal Culus oo Durbiida Ka Bilowday Muqdisho kadib Doorashadii Madaxweyne Xasan Shiikh

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ballaaran oo xalay ciidamada Booliska Soomaaliya ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmada Warta...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Sheegay inuu Baabiin Doono nidaamka 4.5

0
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo bixiyey wareysigii ugu horeeyey ayaa shaaciyey in dowladiisa ay u qorsheysan tahay in laga gudbo nidaamka...

Doorashadii Xasan Shiikh Maxamud oo soo afjartay Rajadii Afwerki(Xog)

0
Doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inay soo afjarto awooddii madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ee Geeska Afrika. Afwerki ayaa 2018-kii...

Diyaarada Turkish Airline oo Sabab layaab leh ku joojisay Dulimaadki ay ku imaan Jirtay...

0
Shirkadda dayuuradaha Turkish Airlines ayaa shaacisay iney si KMG ah u joojisay duulimaadyadii ay ku iman jirtay garoonka Aadan cadde. Arrintan ayaa waxaa lagu shaaciyey...

Erdogan: Xulufada Nato waa inay ixtiraamaan walaaca Turkiga

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in isbaheysiga Nato ay tahay inay fahmaan walaaca dhanka amniga ah ee uu Turkiga ka muujinayo codsiga...

Ciidamadii ugu Badnaa ee Ukrain u Dhashay oo isku Dhiibay Ciidamada Ruushka(Sawiro)

0
Ruushka ayaa sheegay in ku dhawaad ​​700 oo dagaalyahano Ukraine ah ay isku dhiibeen Mariupol balse Ruushka ayaa sheegay in taliyayaasha ay wali ku...

Dhambaal Hambalyo ah oo ka Yimid Abiya Ahmed oo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya ...

0
Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay danjiraha Itoobiya u fadhiya Somalia Abdulfatah Abdullahi Hassan. Madaxweynaha ayaa ka gudoomay danjiraha Dhambaal...

Sadaam: Xasuusta Qofkii aan Dilay ayaan Xabsiga uga jiri la’ahay’

0
Nin fal dil ah oo uu geystay xabsi ugu jira ayaa doonaya in dadka kale ay iska ilaaliyaan khaladkii uu isaga sameeyay ee u...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan Xasaasi ah La Qaatay Aadan Madoobe(Sawiro)

0
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...

Axmed Madoobe oo Mudo Kadib booqday Villa Soomaaliya(Sawiro)

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ay ka wada hadleen gebagebada howshii...