Sunday, May 19, 2024
Ad

DEG DEG:Laba nin oo kasoo Jeeda Galmudug oo Goordhow lagu Toogtay Baar ubax

0
Labo nin oo deegan ahaan kasoo jeeda DEG Cadaado ayaa goordhow lagu dilay Isgoska Baar ubax ee degmada howal-wadaag. Labada nin ayaa kamid ahaa dadka...

Ciidamo Hor leh oo Xoraynaayo Deegaano Ka Tirsan Galmudug oo Garoonka Muqdisho laga Qaaday(Sawiro)

0
Waxaa maanta mar kale garoonka diyaaradaha Muqdisho ka duushay diyaarad sida ciidamo ku biiraya dadaallada dib-u-xoreynta ee ka socda gobalka Galguduud gaar ahaan magaalada...

Maraykanka oo Duqayn ku Dilay Dagaalyahano ka Tirsan Alshabaab

0
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa xaqiijiyay in Mareykanku uu duqeyn cirka ah ku dilay 17 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, kaddib codsi uga...

Taliyaha Cusub ee NISA Galnudug oo Dhusamareeb soo Gaaray Tan iyo Markii lamagacaabay(Sawiro)

0
Taliyaha Cusub ee loo soo magacaabay Ciidanka Nabad sugida & Sirdoonka Qaranka Qeybta Galmudg Col. Faisal Ibrahim Anod ayaa soo gaaray Caasimada Galmudug ee...

Gudoomiyihii Hore ee Maxkamada Cadaado iyo Wiil u Dhalay oo La Dilay

0
Allaha u naxariisto Sh Cisman Axmed Geedi iyo wiilkiisa ayaa caawa lagu dilay aaga deeganka Dhisaq Shurufle ee gobolka Galgaduud Wararka ayaa sheegaya in Sh...

Wasiir Fiqi oo si adag uga jawaabay weerarkii uu Cali Yare ku qaaday ganacsatada

0
Wasiirka arrimaha gudaha XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag uga jawaabay hadal dhawaan uu fagaare ka sheegay guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda...

Ciidamada Soomaaliya oo 100 ka tirsan Al-Shabaab ku dilay Dagaal ka dhacay Galmudug

0
Dowladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay in ciidamada xoogga dalka ay dileen ku dhawaad ​​100 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, kadib howlgalo ay ka sameeyeen deegaano...

Hub iyo maydad Farabadan oo Aslshabaab looga Dilay Wabxo oo lasoo Bandhigay(Sawiro)

0
Dawladda Soomaaliya ayaa Telegram-ka kusoo bandhigtay sawirro aad u tiro badan oo ah Shabaabkii lugu duqeeyay hawlgaladii aagga Wabxo. Dadku waxay u googo'een sidii kuwii...

Dowladda oo Shaacisay in Ciidamada huwanta la wareegeen Wabxo iyo Deegaano kale

0
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa kacdoonka beelaha ayaa howlaglo balaaran ka bilaabay qeybo kamid ah gobolka Galgaduud, waxa ayna ciidamada dagaal kula wareegeen...

DEG DEG: Ciidamada dowlada oo si buuxda ula waregay degaanka Wabxo

0
Ciidamada dowlada Somalia ayaa goor dhoweyd la wareegay Degaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo muddo dheer fariisin u aheyd kooxda Al-shabaab Ciidamada la wareegay degaankaasi...