Home Wararka Somaliya Galmudug Hub iyo maydad Farabadan oo Aslshabaab looga Dilay Wabxo oo lasoo Bandhigay(Sawiro)

Hub iyo maydad Farabadan oo Aslshabaab looga Dilay Wabxo oo lasoo Bandhigay(Sawiro)

0

Dawladda Soomaaliya ayaa Telegram-ka kusoo bandhigtay sawirro aad u tiro badan oo ah Shabaabkii lugu duqeeyay hawlgaladii aagga Wabxo.

Dadku waxay u googo’een sidii kuwii qaraxyada Xamar ku gubanjiray, lama eegi karo, sidaas daraadeed ayaan sedexdaan sawir kaliya uga soo qaadanay.

Guddoomiyaha Ceel-buur ayaa horay ugu sheegay waraysi uu Radio Muqdisho uu siiyay in meesha halaag ka dhacay.

Sidoo kale warka Guddoomiyaha waxaa laga dheehan karay; aysan xubnaha Shabaabka aysan nolol ku keenayn wixii ay ku qabtaan, aysanna ka gaarsiinayn gargaar caafimaad, lagana yaabo in ay ku eeganayaan oo kaliya, wuxuuna waraysigiisa ku yiri “maaro uma hayno dhaawac Shabaabka”

Previous articleSicir bararka Danmark oo kor u kacay ilaa 10.1 boqolkiiba
Next articleCiidamada Amniga oo Gacanta Ku Dhigay Rag weerar ku Qaadi Rabay Hotel ku yaal Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here