Saturday, May 18, 2024
Ad

Faahfaahin Dheeri ah oo kasoo Baxaysa Qarax Xalay Ka Dhacay Kismaayo

0
Waxaa xalay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacay qarax miino oo lagu xiray guri uu magaaladaasi ka degnaa sargaal katirsanaa...

Diyaarada Ka Kacday Muqdisho oo loo Diiday jnay Ka Degto Gobalka Gedo iyo Sababta...

0
Diyaarad rakaab ah oo ka kacday garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa shalay loo diiday ina ka degto laba garoon diyaaradeed oo ku...

Cabdicasiis Maxamuud Diiriye oo Al-Shabaab ka tirsanaa muddo 12 sano oo lasoo bandhigay(Sawiro)

0
Ciidamada dowladda ee ka howlgala gobolka Gedo, gaar ahaan kuwa Nabad Sugida ayaa magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi ku soo bandhigay xubin ka tirsan...

Axmed Madoobe oo Soo Gaaray Muqdisho iyo Sababta oo La Shaaciyay(Sawiro

0
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa galabta soo gaaray Muqdisho, isagoo ka qeyb galaya munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh. Imaanshaha Axmed Madoobe ayaa ka...

Dadka Badan Boqolaal Ruux oo Gaajo iyo Haraad ugu Geeriyooday Gobalka Gedo

0
Xaaladda abaareed ee ka jirta dalka ayaa lagu soo warramayaa inay haatan kasii dareyso, waxaana deegaanada qaar laga soo warinayaa dhimashada dad da’ ah...

Sarkaal Sare oo Ka tirsana Alshabaab oo Howlgal Lagu Soo Qabtay(Sawiro)

0
Ciidanka Kumaandoska DANAB gàar ahaan Ururka 5aad Guutada 16aad ee Ciidanka XDS iyo Kuwa Nabad sugida Maamulka Jubbaland ayaa howlgalo ka dhan ah Al-shabaab...