Saturday, May 4, 2024
Ad

Axmed Madoobe oo Lacag Gudoonsiiyay Koox ay Hoogaaminaysay Deeqo Maxamed Cabdullaahi

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa abaal-marino lacageed guddoonsiiyay ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Dusgiyada Sare iyo dhexe oo kala...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka caasimadda Libya

0
Dagaalka laba koox oo hubeysan ku dhex-maray caasimadda Libya ee Tripoli ayaa dilay ugu yaraan 27 qof, halka 106 kale ay ku dhaawacmeen, waxaa...

Nabaddoonno uu Hogaaminaayay Sheekh Shariif oo xal ka gaaray dagaal beeleedyo lagu Hoobtay

0
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellada Dhexe ee maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in heshiis horudhac ah laga gaaray khilaaf muddo u dhaxeeyay beelo halkaa wada...

Madaxweyne Xasan shiikh oo kulamo Ciidamo aruursi kawada Galmudug

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar-gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka Galmudug oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane...

Shooble oo Sixir kula seexday Haween Badan kana Duubay Muuqaalo anshax xuma ah oo...

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in sixir iyo turufo uu adeegsaday kula saxiidday...

Ciidamada Amaanka oo Muqdisho ka Qabtay Sarkaal Sare oo katirsanaa Alshabaab.

0
Ciidamada Amaanka Magaalada Muqdisho ayaa Gacanta Ku dhigay nin Lagu Magacaabo Cabdi ow maxamed Fiidoow oo ahaa Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Alshabaab ahaana...

Itoobiya oo Markale Dagaal culus Gudaheeda Ka Qarxay

0
Qaar badan oo ka mid ah dadka gobolka Axmaarada, oo ay dariska yihiin Tigray, isla markaana taageera siiyay ciidamada federaalka xilligii dagaalka Tigray, ayaa...

Waa Sidee Xaalada Ceelbuur oo Duulaan Culus ku Wajahanyahay?

0
Wararka ka imaanaya magaalada Ceelbuur ayaa sheegaya in xaalad baqdin ah ay ka taagan tahay magaaladaasi, tani oo ka dhalatay arrimo isbiirsaday. Dadka reer Ceelbuur...

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay la kulmay in ka badan 6 xubnood

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay la kulmay in ka badan 6 xubnood oo ah Senatoro iyo xildhibaano golle shacab oo kasoo jeeda...

Safaarada Sweden ee Izmir, Turkey oo Weerar lagu Qaaday iyo Khasaaro Ka dhashay Weerarkaas

0
Shaqaale Turkish ah, oo ka howlgalayey qunsuliyad sharafeed ay Sweden ku leedahay magaalada Izmir ee galbeedka Turkey ayaa lagu toogtay, oo si darran loogu...