Monday, May 20, 2024
Ad

Guddiga Doorashooyinka oo War kasoo Saaray Kala Diridii uu P.M Rooble kala Diray

0
Guddigu wuxuu ugu danbeyn u mahadcelinayaa dhammaan guddiyada doorashada Heerarkooda kala-geddisan sidii kartida lahayd ee ay ugu hagar baxeen shaqadii loo igmaday ee caqabadaha...

Deg Deg: P.M Rooble oo Cawa Kala Diray Guddigi Doorashooyinka iyo Fahad oo Dharbaaxo...

0
Ra’iisul Wasaaraha  Xukumadda federaalka Soomaaliya  mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala diray Guddiyaddii doorashada  dadban , isagoo uga mahadcelyay  sidii wanaagsanayd ee ay u...

Taliyaha cusub ee NISA oo Xilka La Wareegay

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka...

Maxaa ka jira In Kursiga HOP86 ee Fahad yasiin ku Gulaystay La Fasaxaayo(Xog)

0
Ilo ku dhow dhow Guddiga FEIT ayaa sheegaya in Guddiga qorsheynayo inuu saacadaha soo socdo uu fasaxo Kursoga #HOP086 oo horay doorashadiisa u hakiyay,...

Madaxweyne xasan shiikh oo War kasoo Saaray Geerida Prof Shirwac

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Cabdiraxman Cabdishakur oo Kulan La Qaatay Wasiiradda Gargaarka(Sawiro)

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha  Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa caawa kulan fogaan arag ah la yeeshay dhammaan wasiirrada...

Sawiro: Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Somalia oo Xilka lagu wareejiyay

0
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud iyo Ku-xigeenkiisa Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu u magacaabay xilkaas ayaa...

Ciidamada Dowlada Soomaaliya Oo Qarax Culus lala eegtay(Sawiro)

0
Askar ka tirsan ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa lagu dilay qarax ka dhacay duleedka degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose. Qaraxa ayaa mid lagu aasay bar kontrol...

Puntland oo ku dhawaaqday tirada Ardayda u fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga

0
18,550 Arday ayaa maanta u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee degaanada Puntland, kaas oo uu daah-furay Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cusmaan Karaash. Wasaaradda Waxbarashada Puntland...

Maamulka Galmudug oo sheegay inuu bilaabayo Dhismaha Golayasha Deegaanka

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Galmudug Mudane Cabdi Maxamed jamac (Cabdiwayel) Oo uu Wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Omar...